Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda dalka Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo dhawaan xarun cusub ka hirgeliyey magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad-celiyey madaxda bangiga Ziraat Katilim hirgelinta xarunta cusub ee ay ka furteen Soomaaliya, taas oo kor u qaadaysa iskaashiga ganacsiga,...
Golaha Amaanka oo Shir muhiim ah ka yeelanaya Xaaladda Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Bishan October ayaa Golaha Amaanka waxuu yeelan doonaa kulan looga hadli doono xaalada Soomaaliya, amniga, la dagaalanka Al-Shabaab, bini'aadanimada iyo arrimo kale oo la xiriira dhanka siyaasadda iyo doorashooyinka soo socda.
Sidoo kale, Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa inay mudo-kordhin u sameeyaan Hawlgalka Kaalmaynta QM ee Somalia (UNSOM), oo waqtigiisa hore ku eg 31-ka...
UN Security Council to hold an important meeting on Somalia situation
NEW YORK, USA - By the end of this month, October, the Security Council will hold a meeting to discuss the situation in Somalia, security, the fight against Al-Shabaab, humanitarianism, and other issues related to politics and the upcoming elections.
Also, the UN Security Council is expected to extend the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM), which previously expired on...
First foreign bank opens in Somalia in decades
MOGADISHU, Somalia - Ziraat Katilim Bank of Türkiye has opened a branch in the Somali capital of Mogadishu, becoming the first international bank to operate in the East African country in more than five decades, the Central Bank of Somalia (CBS) announced on Sunday.
The CBS said the operationalization of the first foreign bank in Somalia will boost the financial...
Shirweynaha Dhiirrigelinta ee Wax-soo-saarka Dalka oo ka furmay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud.
Shirkaan waxaa goobjoog ka ah Wasiirka Ganacsiga XFS Jibriil Cabdirashid Haaji Cabdi, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya, Ganacsato, maamulka Hormuud iyo marti sharaf badan.
Ujeedka shirkaan ayaa ah horumarinta wax-soo-saarka dalka,caqabadaha haysta ,fursadaha jira iyo yididiilada mustaqbalka.
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo...
Hoggaanka Ahlu Sunna oo dhaq-dhaqaaq ka bilaabay gobollada dhexe ee dalka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaaca Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo maalmahan ku sugnaa caasimada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb ayaa dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gobollada dhexe dalka.
Macallin Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka ah uga baxay magaalada Dhuusamareeb ayaa gaaray magaalada Huurshe ee gobolka Galgaduud.
Sidoo kale waxaa socdaalkiisa qayb ka ah guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb,...
Duqa magaalada Muqdisho oo kulan la yeeshay dhiggiisa Ankara + Sawirro
ANKARA (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa Magaalada Ankara Mudane Mansur Yavaş kadib markii uu Casuumad rasmi ah ka helay.
Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed...
R/W Xamza oo shaaciyay ujeed ay Al-Shabaab ka leeyhiin qaraxyada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in duulaankii ay kooxaha Khawaarijta ah ku qaadeen Waxbarashada 29-kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ay dowladdu ka bixisay jawaabo deg-deg ah oo ay kamid yihiin dagaalka cadowga looga sifeynayo dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Alle uga baryay naxariistiisa Janno in uu ka waraabiyo shuhadadii naftooda ku waayey...
Yaa ka dambeeya dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday Shabeelaha Dhexe?
JOWHAR (SMN) - Nabadoon Xasan Kacaan oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo jeedo HirShabelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada makale kasoo cusboonaaday gobolkaasi, gaar ahaan aagga magaallo xeebeedka Cadale.
Kacaan ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaas ay sii hurinayaan dhinacyo kala duwan oo uu ka xusay siyaasiyiin danley ah iyo Al-Shabaab oo uu ku eedeeyay inay ka dambeyso colaadaasi.
Sidoo...
Somalia marks 1 year since devastating bombing at education ministry
MOGADISHU, Somalia - The Somali government held a mourning event in Mogadishu to commemorate the victims of the Soobe 2 bombings, which took place on 29 October 2022.
Ministers and hundreds of people, including those who lost their loved ones participated in the mourning at the Ministry of Education, which was the site of the deadly bomb attack.
Placards with the...












