Xamza oo magacaabay Golaha Hanaanka Casriyeynta iyo Isbedelka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leyahay in lagu dhiso, laguna kobciyo isbeddelka horseedaya Horumar waara, isla markaana saldhig u noqon doona Soomaaliya xasiloon, Maamul hufan leh, Dhaqaale ahaanna isku filan.
Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya ayaa abuuraya dadaalo isku dhafan oo...
Madaale oo dhagax dhigay dhismaha Laami laga hirgelinayo Dharkenley
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Dabakaaya Madow iyo Macalin Nuur ee degmada Dharkeenley, taas oo muhiim u ah isku socodka degmooyinka qeybta galbeed.
Duqa Muqdisho oo la hadlay warbaahinta ayaa yiri, “Meeshaan culeys ayaa ka jiray haddase waa laga baxay, waxaana u...
Heavy fighting between Al-Shabaab and SNA reported in central Somalia
MOGADISHU, Somalia - A heavy battle was reported to take place on Thursday morning in the village of Aag Sibiri under the Farlibah town of the Hiran region.
The fight which was between the Somali forces backed by clan militia on one side and the Al-Shabaab group came after the militants attacked an army post in the rural locality.
The casualties...
WHO scales up response to tackle cholera in Somalia amid heavy rains
MOGADISHU, Somalia - The World Health Organization (WHO) said Wednesday that it is ramping up response to curb cholera transmission in Somalia as heavy rains continue to pound several parts of the country.
The WHO said Somalia has had uninterrupted cholera transmission in 29 drought-affected districts since 2022 and in the Banadir region since the drought of 2017. A total...
Golaha wasiirada oo mushaarkooda ku taageeray ciidamada Xoogga dalka
MUQDISHO (SMN) - Kulanka shirka golaha wasiirrada ee XJFS ayaa mushaarkooda waxay ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah goboladda dalka,
shirka golaha wasiirrada ee toddobaadlaha oo uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa waxa ka soo baxay go’aamo muhiim ah waxaana bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale.
Halkaan hoose...
UN calls for bringing Puntland back into NCC to overcome Somalia’s crisis
MOGADISHU, Somalia – Marking the recent United Nations Day, the world body’s top officials in Somalia reaffirmed its support for the Somali government and people as the country continues with its state- and peacebuilding efforts.
On the political front, the Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Catriona Laing flagged issues surrounding the National Consultative Council (NCC), which brings together the leaders...
EU President Michel meets President of Somalia Hassan Sheikh
Brussels - Charles MICHEL, President of the European Council, met with Hassan Sheikh MOHAMUD, President of Somalia, on 25 October 2023 in Brussels.
Michel praised Mohamud's efforts in the fight against terrorism which he said are key to security and stability in Somalia after three decades of conflict that uprooted millions.
The two presidents discussed in their meeting the fight against...
General Sheegow Axmed oo maanta lagu maxkamadeynayo magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ayaa lagu wadaa maanta in ay dhageysato kiiska General Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal ciidan oo ay dowladdu soo xirtay 19-kii Augusto ee sanadkan.
Sheegoow oo ah nin kasoo jeedaa Qowmiyadda Jareerweyne ayey dowladdu horey ugu eedeysay in uu falal amniga lidi ku ah gacmaha kula jiray balse qaabkii loo soo qabtay...
Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo kulamo ka wada magaalada Washington
WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha Dibada Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mareykanka.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay xiriir iyo wadashaqeyn u yeelan lahaayeen Baarlamaanada Soomaaliya iyo Mareykanka, isla-markaana ay labada baarlamaan iska kaashadaan dhinacyada horumarka.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka warbixiyay...
DF oo shaacisay inay korortay tirada dhimashada hooyada iyo dhalaanka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda adag ee ay haatan wajahayaan hooyada iyo dhalaanka Soomaaliyeed.
Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in ay weli kordheyso tirada dhimashada hooyada uurka leh iyo ilmaha ka yar shanta sano, isaga oo ku tilmaamay in tiro argagax leh...













