Madaxweyne Laftagareen oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed
Baydhabo – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo loo diyaariyey xoojinta amniga deegaannada maamulkaasi.
Cutubyadan ayaa intii uu socday tababarku lagu baray xirfado muhiim ah oo la xiriira ilaalinta amniga, la dagaallanka falalka lidka ku ah...
Danjire Jabril oo kumannaan Muslimiin ah kala qaybgalay Salaadda Ciidda
Nairobi - Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta kala qaybgalay kumanaam Musliin ah dukashada Salaadii ciida oo lagu qabtay masjidka weyne ee ku yaalo suuqa BBS mall ee xaafadda Easleight oo ah xaafadd ay degan yihiin dadka Soomaalida.
Danjire Jabril oo saxaafadda la hadlay Salaada
ka dib ayaa yiri, “Aniga oo ku hadlaya magaca Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kan umadda Soomaaliyeed...
Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo soo ban dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab
Afmadow – Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Jubbaland ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanno ku teedsan waqooyiga magaalada Afmadow, halkaas oo ay ku soo qabteen xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay howdka ku yaalla aaggaasi.
Ciidamada Daraawiishta ee degmada Afmadow oo horay ula socday dhaqdhaqaaqa xubnahan ku dhuumaaleysanayay deegaannada miyiga ee hoos yimaada degmada, ayaa weerar qorshaysan ku...
Somali President Marks Eid with Troops and Civilians in Gandarshe
MOGADISHU — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud celebrated Eid al-Fitr on Friday alongside members of the national armed forces and civilians in Gandarshe, a coastal area in the Lower Shabelle region, officials said.
The president extended his Eid greetings to the Somali people, describing the holiday as a symbol of unity, compassion and solidarity among Muslims.
During his visit, Mohamud reflected...
SoDMA oo biyo dhaamin gaarsiisay deegaanno ka tirsan gobolka Baay
Bay — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa gurmad biyo dhaamin ah gaarsiisay deegaannada Daaniyaa iyo Majiido oo hoos taga degmada Bardaale ee gobolka Baay.
Gurmadkan ayaa qeyb ka ah dadaallada socda inta lagu guda jiro Todobaadka Gurmadka Abaaraha, si loo yareeyo saameynta abaarta ba’an ee ku habsatay bulshada ku nool...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gandarshe kula ciidday ciidamada xoogga dalka
Gandarshe, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cutubyo ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida iyo dad shacab ah kula ciidday deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellada Hoose munaasabadda Ciidul Fitriga.
Madaxweynaha ayaa hambalyo la wadaagay shacabka Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in Ciidul Fitrigu ay astaan u tahay is-jacaylka, midnimada iyo is-garab istaagga bulshada Muslimiinta ah.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Former Somali President Extends Eid Greetings, Honors Fallen Soldiers’ Families
MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo on Friday extended Eid al-Fitr greetings to the Somali people, marking the end of the holy month of Ramadan.
In a statement, Farmaajo said he prayed for the acceptance of good deeds performed during Ramadan, including fasting, prayers and acts of charity.
He also emphasized the importance of remembering the children...
Southwest State Condemns Federal Troop Deployment to Barawe Amid Rising Tensions
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Southwest State administration has strongly condemned what it described as the deployment of federal forces to the coastal city of Barawe, warning the move could destabilize the area.
In a statement, officials from Southwest State accused the Federal Government of Somalia of transferring troops to Barawe without coordination, describing the action as a threat to local...
Somali President Extends Eid al-Fitr Greetings, Urges Unity and Peace
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud extended Eid al-Fitr greetings to the Somali people and Muslims worldwide, marking the end of the holy month of Ramadan.
In a statement, the president prayed for the acceptance of worship carried out during Ramadan, including fasting, prayers, charity and other acts of devotion.
Mohamud also underscored the importance of preserving the values...
Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fitriga
Muqdisho — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Farmaajo ayaa sheegay in uu Alle ka baryayo in laga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee la gudtay bishii barakaysnayd ee Ramadan.
Sidoo kale, wuxuu xusay muhiimadda ay leedahay in si gaar ah loo xasuusto ubadka ay ka tageen halyeeyada Ciidamada Qalabka...











