Somali PM Hamza Abdi Barre Meets UN chief to Bolster Partnership
NEW YORK, USA – In a significant diplomatic move, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, HE Hamza Abdi Barre, engaged in crucial discussions with the Secretary-General of the United Nations, Antonio Guterres, at the United Nations headquarters in New York.
The meeting, held in a cordial atmosphere, aimed at enhancing the partnership between the United Nations and Somalia....
Historic Union-to-Union Accord of Ethiopia and Somalia Bolsters Workers’ Rights in the Horn of Africa and Beyond
Addis Ababa, September 22, 2023 – A significant milestone in the sphere of workers’ rights has come to fruition in the Horn of Africa, with the formalisation today of a ground-breaking union-to-union agreement between the Confederation of Ethiopian Trade Unions (CETU) and the Federation of Somali Trade Unions (FESTU).
This landmark accord, expertly crafted and supported by the International Labour Organisation...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaaraha XFS iyo Antonio Guterres?
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.
Ra’iisul Wasaaraha iyo Xoghayaha ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta u dhaxeysa hey’adaha Qarmada Midoobay iyo Soomaaliya.
Sidoo kale waxa ay isla soo qaadeen sidii la isaga kaashan lahaa wax...
Somali president arrives in Djibouti on an unannounced visit
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on an unannounced visit to rally support for his country as it fights Al-Shabaab.
According to the sources, Mohamud held a meeting with Ismail Omar Guelleh, and discussed ways to cooperate in the eradication of Al-Shabaab which poses a potent threat to the Horn of Africa.
Somali president asked...
Hay’adda SoDMA oo gargaar u qaybisay qoysas danyar ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo gacan ka helayso hay'adaha kala ah Sanduuqa hormarinta Dowlada Qatar iyo Qatar charity ayaa Deeq Gargaar ah waxa ay u qeybiyeen Boqolaal qoys oo danyar ah iyo kuwa ka soo barakacay Coladaha kuwaas oo ku nool Gudaha Magaalada Muqdisho.
Gargaarkaan dadka loo qeybiyey ayaa iskugu jira qeybaha kala duwan ee...
Dowlada Soomaaliya oo dalbatay in dib loo dhigo dhimista Ciidanka ATMIS
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa raadineysa dib loo dhigo mudo saddex bilood ah dhimista ciidamada Midowga Afrika ka dib markii ay la kulmeen "dib u dhacyo dhowr ah" kala kulantay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, sida lagu sheegay warqad ay dowladda soo saartay oo ay aragtay wakaaladda wararka ee AFP.
La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya ayay AFP sheegtay in uu...
R/W Xamza oo la kulmay Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF, Mahmoud Mohieldin.
Kulanka ayaa looga hadlay dadaalka dowladda ay ku waddo dib u habeynta nidaamka dhaqaalaha dalka, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo u diyaargarowga barnaamijka deyn cafinta kadib.
Agaasimaha IMF-ta ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Jabuuti + Ujeedka
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Jubuuti, kadib muddo ka badan bil uu ku sugnaa deegaanada laga hogaaminayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Safarka madaxweynaha oo ah mid kadis ah oo aan horay loo sii shaacin ayaa ku qotoma arrimo la xiriira dagaalka Al-Shabaab iyo taageeda Jubuuti ee dowladda.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la kulmay dhiggiisa...
Muxuu Xildhibaan CC Shakuur ka yiri dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?
DHUUSAMAREEB (SMN) - Siyaasiga caanka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo haatan ku sugan furinta hore ee dagaalka, gaar ahaan Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka dalka.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo hadda ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkan uu taageersan yahay caalamka, loona baahan yahay in lasii wado, si...
Somalia requests UN Security Council to pause AU troops withdrawal for 3 months
MOGADISHU, Somalia - The Somali government has requested the UN Security Council a three-month delay in the planned drawdown of the African Union Transition Mission Forces in Somalia (ATMIS) amid setbacks in the fight against the al-Shabaab terror group.
“Somalia formally requests a technical pause in the drawdown of the 3000 African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) uniformed personnel...










