Sawirro: Ciidamada dowladda oo howlgallo culus ka wada Sh/ Dhexe
JOWHAR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa weli howlgallo culus ka wada qaybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad goboleedka HirShabelle.
Howlgalladan oo ah kuwa qorsheysan ayaa waxa ay ciidamadu ka wadaan deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabelle ee mara halkaasi.
Saraakiil ka tirsan mailatariga Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in howlgalladan lagu burburiyay fariisimo...
Madaxweynaha JFS oo la shiray madaxda iyo saraakiisha ku sugan Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah Magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka.
Kulankaaasi waxaa dhinacyada ka qeybgalay ay ka arrinsadeen dardar galinta dagaalka Al-Shabaab, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay kulankaasi uu xaqiijiyay sida ay dowladda...
Sawirro: R/W Xamza oo arrimo xasaasi ah kala hadlay dowladda Sacuudiga
NEW YORK (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo weli ku sugan Mareykanka ayaa kulamo ka wada magaalada New York oo uu uga qayb-galay shirka guud ee golaha loo dhanyahay ee QM.
Xamza ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada waddanka Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan, kaas oo ay ka wada-hadleen arrimo...
Hay’adda SoDMA oo kulan muhiim ah ku qabatay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Qabatay kulan degdeg ah oo fogaan arag ah, oo looga Arinsanayay u diyaargarowga iyo ka jawaab-bixinta khatar ka imaankarta El Niño.
Kulankan oo ay soo Qabanqaabisay Hay’adda SoDMA ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha u diyaargaroowga, isuduwidda hawlaha gargaarka iyo sidii goor hore wax looga qaban lahaa khatarta ka imaan...
Somali parliament leadership and MPs join anti-Al-Shabaab push
DHUSAMAREB, Somalia - The Speakers of the two Houses of the national assembly Sheikh Adan Madobe and Abdi Hashi Abdullahi, along with MPs arrived in Dhusamareb, the capital of Galmudug State on Thursday.
The delegation was welcomed at the airport in Dhusamareb by the Vice President of the Galmudug state, Ali Dahir Eid, members of the parliament, and the community...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay guddoonka labada Gole + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka oo saaka gaaray Magalaada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa Madaxtooyada Dhuusamareeb ku booqday Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha oo hagida howlagalda lagu ciribtiraayo Khawaarijta ka...
Somalia bans resale of aid after alleged theft of EU funds through WFP
MOGADISHU, Somalia - Somalia banned the trading of humanitarian aid stuff in a black market following the suspension of EU funds through the UN Food Agency over theft.
The announcement was made in a press release jointly issued by the National Disaster Management Agency, the Ministries of Relief of the Federal States, and the Banadir Region.
The decision is aimed...
Kenya and Somali Senates to deepen ties, collaboration
NAIROBI, Kenya - Kenyan and Somali Senates will deepen their collaboration in a bid to enhance the capacity of Members and staff to discharge their constitutional mandates and serve their citizens more effectively.
Speaker Amason Kingi and Federal Parliament of Somalia, Ali Shacban Ibrahim made the commitment on Wednesday.
Ibrahim led a delegation of senators from the neighbouring country to a...
Kenya to deploy special forces to troubled northern, near Somalia border
NAIROBI, Kenya - The Kenyan government plans to deploy special forces and elite units to the country’s northern and upper coastal regions to tame the threat of terrorism following an increase in terror attacks in the regions, which left tens of people dead.
Cabinet Secretary for Interior and National Administration, Kithure Kindiki, announced the decision on Wednesday just hours after...
462 al-Shabaab fighters killed in failed attack: Ethiopia’s military
RABDHURE, Somalia - The Ethiopian National Defense Force (ENDF) announced Wednesday it has killed around 462 Al-Shabaab fighters after a failed attack by the militant group.
The ENDF said in a press release that the fighters were killed in Rabdhure town in southwestern Somalia after they tried to attack an ENDF contingent that was present in that area.
The ENDF disclosed...











