Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada ammaanka Muqdisho oo qabtay gaari siday walxaha qarxa

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada xasillinta caasimadda oo howlgal ka sameeyay deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ayaa maanta qabtay gaari qarax siday walxaha qarxa, kaas oo nuuciisu yahay Leylo calaawi ama (Landcruiser).   Afhayeenka booliska Sadiiqa Doodishe oo shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in gaariga uu waday baaruuda loo yaqano TNT ee loo isticmaalo qaraxyada . Sidoo kale waxa uu tilmaamay in gacanta...

Somali officials wounded in Al-Shabaab attack airlifted to abroad

MOGADISHU, Somalia - The officials who were wounded in the Al-Shabaab attack in the Mudug region's Las Gacmey district are reported to be airlifted to abroad for medical treatment.   The officials, including Galmudug state president Ahmed Abdi Kariye Qoor-Qoor who were brought to Mogadishu, boarded a plane at Aden Abdulle airport on Saturday, heading to an undisclosed country. Galmudug's security minister told VOA...

Xamza oo daah-furay qaadashada Kaarka Aqoonsiga & Diiwaan-gelinta Dadweynaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, oo lagu beegay maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga Dadweynaha 16 Sebtembar.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in aqoonsiga Qaran uu xal u yahay caqabado badan oo haysta bulshadeenna, kuwaasi oo ay kamid yihiin, amniga, bixinta adeegyada,...

Somali Govt says senior Al-Shabaab commanders killed in army operation

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia said its troops along with foreign partners killed senior Al-Shabaab commanders in Gumarka Cosobow Ali village near ​​Ruun-Nirgood district in the Middle Shabelle region during a joint military operation.   The military operation took place on the 12th of this month, according to the Ministry of Information which said the allied forces targeted a...

Mas’uuliyiintii ku dhaawacmay weerarkii Laas Gacmey oo loo qaaday dibadda

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya xaaladda mas'uliyiintii ku soo dhawacmay weerarkii ay shalay Al-Shabaab ku qaadeen deeganka Laas Gacmey oo  oo ka tirsan gobolka Mudug.   Warar ay heshay Shabelle ayaa sheegaya in xaalad  caafimaad  dalka dibadiisa maanta loogu qaaday qaar kamid ah mas;uuliyintaas oo shalay la keenay magaalada Muqdisho, waxaana ka mid ah madaxweynaha Galmudug...

Taliska Ciidamada Xoogga oo loo diray dalab culus kadib weerarkii Laas-gacmey

MUQDISHO (SMN) - Maxamed Xaadir Nuur oo ah falanqeeye dhanka amniga ayaa ka hadlay kororka weerarada Al-Shabaab ay ku qaadaan saldhigyada ciidamada dowladda Soomaaliya, kadib wareysi uu siiyay Idaacadda Shabelle ee magaaladan Muqdisho.   Ugu horreyn wuxuu nasiib darro ku tilmaamay xakameyn la'aanta weerarada joogtada ee lagu hayo ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, maadaama la gaarsiiyo...

Galmudug state leader flown to Mogadishu after Al-Shabaab attack

MOGADISHU, Somalia - The leader of the central regional state of Galmudug Ahmed Abdi Kariye Qoor-Qoor was flown to Mogadishu after a suicide bombing in the Mudug region.   Speaking to VOA Somali service, Ahmed Abdi Aden, Galmudug state's security minister confirmed that the president is in good health and will stay in the capital for the next days. Qoor-Qoor narrowly survived a...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Qoor Qoor

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka amniga Galmudug Axmed Cabdi Aadan oo wareysi siiyay VOA ayaa  faah-faahiyay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Qoor Qoor, wuxuuna sheegay in madaxweynaha xaaladiisa ay  tahay mid wanaagsan, uuna caafimaad qabo.   Wasiirka ayaa xausay in madaxweynaha la keenay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya isaga oo caafimaad qaba, uuna joogi doono maalmaha soo socda. Axmed Cabdi Aadan ayaa ku...

Suspected US airstrike reported in Somali town after Al-Shabaab attack

MOGADISHU, Somalia - An airstrike was reported in the El-la-Helay area within the Galgadud region following an Al-Shabaab attack against a Somali army base, officials said.   The suspected US drone strike was carried out in support of the Somali troops battling to repel the attack in the village, which lies in the vicinity of Elbur town key Al-Shabaab base. The details of...

Diyaarado dagaal oo saaka duqeyn ka gaystay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka diyaarado dagaal ay duqeymo ka gaysteen aagga deegaanka Ceel-lahelay ee gobolkaas, halkaas oo ay gelinkii dambe Jimicihii shalay ay ku wada dagaalameen Al-Shabaab oo weerar soo qaaday iyo ciidamada dowladda Soomaaliya.   Diyaaradaha ayaa dhowr gantaal ku dhuftay goobo la tuhunsan yahay inay joogaan xubnaha...

WARAR KALE

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Soo Xiray Tababar Lagu Xoojinayo Xirfadaha Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cali, ayaa maanta soo xiray tababar muddo saddex maalmood ah socday oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 66-guurada 1-da Luulyo

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay...

Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 66-guurada aas-aaska Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo,...