Daawo: Hooyo iyo Carruurteeda oo dhintay dhisme kusoo dumay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dhisme Dabaq ah oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee Degmadda Howl-wadaag ayaa xalay dumay, iyadA oo ay ku dhinteen Hooyo iyo Gabar ay dhashay.
Dhismaha soo dumay oo dabaq ahaa ayaa la sheegay in uu sii dumiyay guri Filo ah oo hoostiisa ku yaalla halkaasna ay ku dhinteen gabadha iyo hooyadeed, ayna ku dhaawacmeen xubno kale oo...
Farmaajo oo war xasaasi ah ka soo saaray dagaal ka dhanka ah Al-Shabaab
ANKARA (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa war xasaasi ah ka saaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka.
Farmaajo ayaa dowladda federaalka ku boggaadiyay howlgallada xoreynta ee ka socda gobollada dalka, isaga oo hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen ciidamada huwanta.
Sidoo kal waxa uu ku baaqay in laga wada qayb-qaato halganka haatan socda,...
Ra’iisul wasaare Xamza oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Al-Shabaab
AADAN YABAAL (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo hadlayey Saraakiil iyo geesiyaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga badan u soo daatay ee dalka looga sifeynayo cadowga Khawaarijta ah.
“Halgankan aad dhiigga badan u soo hurteen lama aqbali karo...
The President of Galmudug reaches frontline areas near Elbur district
ELBUR, Somalia - The president of Galmudug state, Mr. Ahmed Abdi Kariye Qorqor, accompanied by the Minister of Defense, Mr. Abdulkadir Mohamed Noor, to areas in Galgaduud region where the country's armed forces recently freed Al-Shabaab with the assistance of local troops.
The locations visited by President Qoor Qoor and the Minister of Defense are mostly those where troops have...
Somali PM pays 2nd visit to newly recovered town
ADEN YABAAL, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre paid a surprise visit to a newly captured Town in Middle Shabelle region on Wednesday.
The PM accompanying by lawmakers and leader of Hirshabelle state Ali Gudlawe met local clan fighters and government forces who jointly liberated Aden Yabaal from AlShabaab last year.
Barre said his government will deliver basic...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo gaaray degmada Xarardheere + Sawirro
XARARDHEERE (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane, Axmed Macallin Fiqi oo maalmahan howlo shaqo u joogay Galmudug ayaa isaga iyo wafdi uu hoggaaminaya waxay gaareen degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Wasiir Fiqi ayaa waxaa wehlinaya xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug.
Ujeedka socdaalkan ayaa la xiriiraa dardargelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo...
Ex-president accuses FGS of falling short of role in resolving LasAnod conflict
MOGADISHU (SMN) – The former Somali president Sharif Sheikh Ahmed has issued a statement regarding the war in LasAnod which claimed the lives of hundreds of people.
Ahmed who served as the 7th leader of the Horn of Africa country urged the Somaliland administration and the rival SSC-Khatumo forces to exercise restraint and open dialogue.
On the other hand, the ex-president...
War on Al-Shabaab Will Continue Until ‘Final Victory’, says Somali president
DHUSAMAREB, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud said military operations against al-Shabab will not stop until final victory is achieved.
He was speaking Tuesday, a day after government troops retreated from several towns following a deadly al-Shabab attack on soldiers in Cowsweyne village on Saturday.
"Whether one battlefield is lost or someone spreads misinformation, the fight is going to continue....
Talks to admit Somalia into EAC at advanced stage
NAIROBI, Kenya - Talks aimed at admitting Somalia into the East Africa Community are at an advanced stage.
If the negations go through, it will set ground for Somalia to become the latest member state of the East African Community (EAC), almost eleven years after Mogadishu first applied for membership.
Sources said the talks have made a critical step to the negotiations stage paving way for...
AU plans phase of ATMIS drawdown as Somalia steps up Al-Shabaab war
BAIDOA, Somalia – The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohammed El-Amine Souef, on a joint visit to Baidoa in the South West State, said the joint technical assessment for the first phase of ATMIS drawdown and planning for the second...












