Somali army retakes key Al-Shabaab stronghold in Galmudug
ELBUR, Somalia - Somali government recorded yet another victory in the fight against Al-Shabaab after capturing a key stronghold in Galmudug state.
On Friday, the armed forces swept into Elbur Town, which is located in Galgaduud region after days of advances and clashes with Al-Shabaab fighters.
The seizure of Elbur marks a significant milestone in the SNAs campaign against Al-Shabaab which is now...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo si buuxda ula wareegay degmada Ceelbuur
CEELBUUR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Macawiisleyda ayaa maanta la wareegay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii xubnaha Al-Shabaab ay ka baxeen degmadaas.
Taliyaha ciidamada lugta Soomaaliya, Jeneraal Axmed Aadan ayaa xaqijiyay in ciidamada dowladda iyo kuwa deeggaanku ay goor dhaweyd gudaha u galeen degmada Ceelbuur.
Degmadan oo ah mid istaraatiiji ah ayaa waxaa gacanta ku hayay...
Sawirro: Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Dowladda goboleedka Galmudug.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusa-mareeb kuso dhoweyey Wafdiga uu hogaaminayey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho.
Ujeedka socdaalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay degaano laga xoreeyay Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Maanta oo jimco ah waxay deeq Mucaawino Gargaar ah u dirtay Magaaloyinkii dhawaan laga xoreeyey xubmaja Al-Shabaab.
Gaadiidkaan wada deeqdaan mucaawinada ah ayaa gaaraya 25-Gawaari oo ah kuwa qaada Xamuulka,waxaana keydka ama Baqaarka xarunta hay'adda SoDMA warbaahinta kula hadlay Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi...
Sheekh Aadan Madoobe oo war cusub ka soo saaray dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekha Aadan Madoobe ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyay Ciidanka Qaranka ee furimaha dagaalka ku sugan, si ay ula dagaalamaan Al-Shabaab.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa sidoo kale hambalyo u jeediyay Xildhibaanada qaranka ee ku maqan furimaha dagaalka, isla-markaana dhiirigalinaya ciidanka qaranka Soomaaliyeed.
Sidoo kale guddoomiyaha ayaa ku baaqay in dowlad goboleedyada ay u istaagaan...
SSC forces take Gooja’ade base, achieving a great victory in war on Somaliland
LAS ANOD, Somalia - The SSC-Khatumo forces have taken control of the main command of Somaliland in Gooja'ade today, after a morning battle in Maraaga near Las Anod city.
The Somaliland forces have fled from their command camp and left behind weapons, ammunition, vehicles, food, and other military equipment that were seized by SSC fighters.
The fighting took place again on...
DF Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 32 ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgalllo duwan oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose, isla-markaana lagu beegsaday xubnaha Al-Shabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalladan oo ay qayb ka ahaayeen saaxibada caalamig ah uu midka koowaad ka dhacay duleedka degmada Awdheegle, isla-markaana lagu dilay illaa 27 xubnood.
Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in...
Healthcare hits new lows in Somaliland as conflict continues
Las Anod, Somaliland – Eight months into a conflict between armed forces of the breakaway state of Somaliland and local Dhulbahante militias in Las Anod, Somalia, hospitals in the embattled city are desperately working to maintain lifesaving supplies.
Although the conflict has been effectively reduced to a deadlock, with neither the Somaliland forces nor the Dhulbahante militias able to decisively shift...
Sawirro: Madaxweyne Laftagareen oo ka dagay Dhuusamareeb + Ujeedka
DHUUSAMAREB (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka degay Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Laftagareen ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey dhiggiisa Galmuduy Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa caasimadda Galmudug u gaaray si uu uga qayb galo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Barri ka furmaya degmada...
Ciidamada SSC oo dagaal kula wareegay xerada Goojacadde iyo Maraaga
LAASCAANOOD (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka bilowday duleeeka bari ee magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC-Khaatuma.
Wrarka na soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada SSC ay la wareegeen goobo horleh sida, deegaanka Maraaga, oo ah halkii ay muddooyinkan dambe kula dagaalamayeen ciidamada Somaliland.
Maraaga waa...










