Somali troops sweep into Al-Shabaab bases in central region
MOGADISHU, Somalia - A planned operation by the Federal Government of Somalia troops carried out an operation in the Galhareeri district of the Galgaduud region, Thursday.
A press release from the Ministry of Information of the Federal Government of Somalia said that the operation targeted three centers of the Al-Shabaab group in the Galhareeri district.
The facilities targeted a garage where...
Central Bank of Somalia central bank opens 1st branch in Galmudug state
DHUSAMAREB, Somalia - A milestone has been reached in Somalia as the central bank expands its service to Galmudug state, the first of its kind in 30 years.
The inauguration of the CBS branch in Dhusamareb City was presided over by Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Government of Somalia.
Thursday's event was also attended by Galmudug officials led...
Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Jalalaqsi + Khasaaraha
JALALAQSI (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo maanta ka dhacay gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo soo warramayaa inuu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa oo beegsaday goob ay ku sugnaayeen...
Five killed in a suicide bombing at restaurant in central Somalia
JALALAQSI, Somalia - At least five people were killed and 4 others injured after a suicide bomber blew himself up in a restaurant near the bridge in Jalalaqsi district of Hiran region.
Confirming the incident to Radio Shabelle, a security officer said the people who were killed in the explosion were the bodyguards of the DC Nor Dheere, who was...
Maxamuud Macallin oo shir muhiim ah ka furay Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareb ee Xarunta maamulka Galmudug waxa uu ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini'aadannimada ee Galmudug.
Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Wasiiradda Gargaarka,Beeraha,Cafimaadka ee Galmudug, Masuuliyiin kale,wakiilo ka socda hay'addaha deeqaha bixiya iyo Masuuliyiin kale oo katirsan hay'adda SoDMA.
Shirkaan waxaa looga hadlayaa xaalada bini’aadannimo...
Madaxweynaha Somalia oo guddoomiyay shir ka dhacay Dhuusamareeb + Ujeedka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada heer Federaal iyo kuwa dowlad-goboleedka Galmudug.
Shirkan ayaa looga hadlay xaaladda amni, qorshaha waqtiga dhow ee xoreeynta deegaannada ku jira gacanta Khawaarijta iyo dardar galinta abaabulka xooggan ee ka socda Galmudug, kaas...
Somali cabinet unanimously votes to approve the child rights bill
MOGADISHU, Somalia - The Council of Ministers voted overwhelmingly to approve the Bill on the Rights of Somali Children, a move that improves the next generation's life.
Somalia Prime Minister Hamsa Abdi Barre has chaired the weekly cabinet session at his office within the heavily fortified Villa Somalia, the presidential Palace in Mogadishu.
This bill submitted by the Ministry of Women...
R/W Xamza oo dhagax-dhigay xarunta cusub ee Wasaaradda Haweenka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Dhexe ee cusub ee ay yeelan doonto Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqal Insaanka oo lagu dhisayo iskaa-wax-u qabso.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dhismaha xarunta maanta la dhigax-dhigay uu ka tarjumayo dadaalka Wasaaraddu ay ugu jirto u adeeggidda bulshada Soomaaliyeed.
Ra'iisul Wasaare Xamsa ayaa...
Sawirro: Duqa Muqdisho oo daah-furay xarunta keydka talaalka Dowladda Hoose
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa 30-sano kadib maanta daahfuray xarunta keydka talaalka Dowladda Hoose Xamar ee degmada Cabdicasiis.
Xaruntan oo muda ku dhow 30-sano bur bur saneyd islamarkaana aanan helin wax dayactir ayaa hirgalinteeda muhiim u aheyd horumarinta tayada Talaalka, iyada oo xaruntan loo dhameestiray qalab xafiiseed iyo agabyadii lagu...
Sawirro: Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee golaha wasiirada Somalia?
MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed.
Hindise Sharciyeedkan oo ay soo gudbisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa ah mid ilaalinaya xuquuqda caruurta Soomaaliyeed, meeshana ka saaraya wax walba oo ku xadgudbaya xuquuqdooda.
Golaha ayaa warbixin la xiriirta amniga guud ee...











