Soomaaliya oo bandhig ballaaran uga qayb-gashay dalka Shiinaha + Sawirro
BEIJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay Bandhiga Carwada 13-aad ee Maalgashiga Dibadda ee Shiinaha (COIFAI), iyadoo halku-dhigga sanadkan ee hindisaha cusub Shiinaha ee ” Belt and Road Initiative” uu yahay qarni cusub, Maalgelin Cusub, horumar Cusub.”
Bandhigan oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Horumarinta Dibadda...
Al-Shabaab oo meel fagaare ah ku toogatay shan qof + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan qof oo lagu eedeeyay “basaasiin”, waxaana xukunkan uu ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose Khamiistii shalay, sida ay sheegtay warbaahinta ku hadasha afka Al-shabaab
Shanta nin oo da’doodu u dhaxayso 28 ilaa 52 jir ayaa la toogtay.
Al-Shabaab oo aan soo bandhigin wax caddeyn...
Kenya faces surge in cross-border Al-Shabaab attacks
NAIROBI - In less than a month, the Al Shabaab group has carried out at least six attacks in Garissa, Wajir and Mandera counties.
The attacks have killed at least 11 security officers and injured seven others; at least five civilians have also been wounded.
During the attacks, the extremists kill, maim and destroy property in the name of religion and...
Mogadishu mayor pays rare visit to Serbia for key talks
BELGRADE (SMN) - Yusuf Madale, the mayor of Mogadishu arrived in BELGRADE for first visit to Serbia, where Somalia has a diplomatic mission.
Upon arrival, Madale along with the country’s ambassador held a meeting on Thursday with his counterpart, the Mayor of Belgrade, Aleksandar Šapić.
According to a statement from Benadir regional administration, the two mayors discussed the twinning of Mogadishu...
Sawirro: Yuusuf Madaale oo kulan la qaatay duqa magaalada Belgrade
BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Šapić.
Kulanka ayaa waxaa Duqa Muqdisho ku wehliyay Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed, Agaasimaha Xariirka Dibadda ee Maamulka...
Ciidamada ammaanka DF oo rag burcad ah ku qabtay degmada Boondheere
MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa booliska ay ka sameeyeen gudaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Howlgalkan ayaa waxaa lagu soo qabtay laba nin oo burcad ah, kuwaas oo dhac ka geysanayay degmadaasi, sida uu shaaciyay taliska booliska ee gobolka Banaadir.
"15/06/2023 abaaro 9:20am Taliska Qeybta Guud Boliiska...
Al-Shabaab executes 5 men on espionage charges
MOGADISHU (SMN) - Al-Shabab publicly executed five people for alleged spying, in southern Somalia 9n Thursday, according to local media.
The men eged between 28-52 were executed by firing squad in Kunyo-Barrow town in the Lower Shabelle region with hundreds of residents watching the mass executions.
An Al-Shabaab Court convicted the men of spying for the Somali government and foreign intelligence...
Somali president convenes meeting with foreign diplomats
MOGADISHU - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, held a meeting with the ambassadors of foreign countries based in Mogadishu to discuss key issues.
They forum centered on the country's political, security and recovery process with the president appealing to the diplomats for unified support towards the national goals.
Hassan Sheikh emphasized his government's commitment to stabilize the areas...
US Africa command chief Gen. Langley visits Somalia
MOGADISHU - U.S. Marine Corps Gen. Michael Langley, commander, U.S. Africa Command, visited Mogadishu and Kismayo, Somalia June 13-14.
In Mogadishu, Langley met with President Hassan Sheikh Mohamud, Somalia Minister of Defense, Abdulkadir Mohamed Nur, senior State Department and defense officials, and African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) troops to discuss shared priorities and operations, such as our...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeehay wakiilada Beesha Caalamka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta go'aamadii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka si loo hirgaliyo hannaan doorasho oo ku dhisan matalaadda dadweynaha, taasoo saamayn wanaagsan ku yeelan doonta geeddi socodka siyaasadda...










