MW Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay aqbalaadda codsiga Soomaaliya ee EAC
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaallaha Bariga Afrika (EAC), taas oo ay qalinka ku duugeen Madaxda dalalka ku mideysan dalladan.
Madaxweynaha ayaa oo ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ansixinta codsigooda ku aaddanaa ku biiridda...
Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan gaar ah magaalada Muqdisho kula qaatay qaar ka mid ah Garaadada SSC ee ku sugan caasimadda.
Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Garaadada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka tagaan Gobolka Sool, isagoo kula dardaarmay in ay doorkooda ka qaateen nabadda, walaalnimada iyo xasilloonida bulshada deegaanka.
Garaadada...
Al-Shabaab, AU forces exchange mortar fire in Qoyoley district
QORYOLEY - Al-Shabaab militants and AU troops exchanged mortar fire in the southern town of Qoryoley, a week after a deadly attack on the UPDF base in Bulo-Marer.
The Ugandan troops based in the town responded with artillery to Al-Shabaab mortar shelling on Thursday, according to the residents, who spoke to Radio Shabelle by phone.
The AU base which is located...
Sawirro: Ciidamada DF iyo kuwa ATMIS oo howlgal ka sameeyay duleedka Balcad
BALCAD (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa ATMIS ayaa maanta howlgal wadajir ah ka sameeyay inta u dhexeysa degmada Balcad iyo deegaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab, sida ay shaaca ka qaaday ATMIS.
"Ciidamada Burundi ee qaybta ka ah hawlgalka ATMIS iyo Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa...
Al-Shabaab iyo ATMIS oo madaafiic isku weydaarsaday degmada Qoryooley
QORYOOLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo ay xalay saq-dhexe Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Uganda ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS ku leeyihiin degmada Qoryooley ee gobolka Sh/Hoose.
Weerarka ayaa lagu ekeeyay xero ciidan oo ku taalla dhanka koonfureed ee degmadaasi, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah.
Sidoo kale ciidamada...
Ciidamo gadoodsan oo hakad-geliyay dhaq-dhaqaaqa degmada Buulo-burde
BUULO-BURDE (SMN) - Wararka laga helayo Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo degmada Buulo-burde ee gobolkaasi, kadib markii ay magaalada isku ballaareen ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan, kuwaas oo ka tirsan booliska Buulo-burde.
Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu arkay bartamaha degmada, waxayna sheegeen inay ka cabanayaan mushaar la’aan saddex bilood ah oo soo wajahday.
Sidoo...
Xamza “Shacabka Soomaaliyeed marti kama sii ahaan doono masiirkooda”
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feredaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda ayaa sheegay in Xukuumadda looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii Hannaanka doorashooyinka oo fursad qaaliya u ah shacabka Soomaaliyeed in ay ku go’aaminayaan hoggaankooda.
“Annaga ka Xukuumad ahaan waxaa waajib inagu ah xoreyntii dadka si ay u codeeyaan oo ay xuquuqdooda siyaasadeed fursad ugu...
Somali minister of interior meets with Finish delegation in Mogadishu
MOGADISHU (SMN) –Ahmed Moalim Fiqi, the interior of the interior, Federal Affairs and Reconciliation held a meeting with a delegation from the Finish government in Mogadishu.
The visiting Finish delegation is led by Eero Koskenniemi, who is a Senior Ministerial Adviser and Somali minister of interior discussed cooperation between the two ministries.
Also in attendance at the meeting was Tuula Svinhufvud,...
Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo qaabilay wafdi ka socda dalka Finland + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay Eero Koskenniemi oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Finland.
Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga ka dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Finland, gaar ahaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha labada dal iyo sida loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada Wasaaradood....
Puntland bars Trade Envoy to Somali president from leaving Garowe
GAROWE - The authorities of the Puntland state barred a senior presidential envoy from leaving Garowe for Mogadishu on Wednesday amid a brewing electoral stalemate.
Mr Khadar Mohamed Farole who serves as a Trade Envoy to President Hassan Sheikh was accused of being instrumental in fermenting an armed insurrection and clashes in Garowe.
Khadar, who spoke to the BBC Somali...











