Sawirro: Guddoomiye ku xigeenka SODMA oo guddoomiyay shir muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda SODMA Dr Ahmed Abdi Adan ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hay’adda.
Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka soo qaybgalay Madaxda kala duwan ee hay’adda sida Agaasimayaasha iyo La taliyayaasha.
Shirka oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa looga dooday booqoashadii wafdigii uu hogaaminayay Gudoomiyaha SODMA iyo waxa ay ku soo arkeen Magaalada Baladwayne.
Sidoo...
Hundreds of suspects rounded up in night-time Mogadishu sweeps
MOGADISHU - The Somali government forces carried out operations last night in parts of Mogadishu amidst tight security measures in place.
The paramilitary police and NISA officers arrested suspected members of the Al-Shabaab group and other people who were selling narcotics, according to the local authorities.
The operation took place in Hodan and Howlwadag, where hundreds of suspects have been...
Ruto nominates Noordin Haji as new NIS Director General
NAIROBI - President William Ruto has nominated the Director of Public Prosecutions Noordin Haji as the new Director General of the National Intelligence Service.
"Consequently, it is notified that Excellency the President has, In accordance with Section 7 (1) of the National Intelligence Service Act, nominated Noordin Hajl, CBS, for appointment as the Director-General of the National Intelligence Service," Ruto...
Sawirro: Guddoomiye Madaale oo la kulmay Duqa magaalada Bolnas
MUQDISHO (SMN) - Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah xalay u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden Cadaani, kaas oo maalmihii lasoo dhaafay howla shaqo u joogay Magaalada Muqdisho.
Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir,...
Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska oo kaashanaya ciidanka Boolis Milataaro ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa howlgalladan si gaar ah uga sameeyay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir, kuwaas oo lagu xaqiijinayay amniga.
Wararka ayaa sheegaya in howlagalka uu ahaa mid ay ciidanka guri guri ugu baarayeen xaafadaha...
Wararkii ugu dambeeyay xiisadda siyaasadeed ee maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Xildbibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo saacadihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed ka bilaabay magaaladaas oo ay haatan ka taagan tahay xiisad xoogan.
Xubnahan oo ka soo jeedo degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa ku biiri doono siyaasiyiin, waxgarad iyo ganacsato oo ay isku ujeedo yihiin, kuwaas oo ku sugan...
Somali President pays a two-day visit to Qatar
DOHA - The President of the Federal Republic of Somalia HE Hassan Sheikh Mohamud arrived on Tuesday evening, May 15, in Doha on an official visit to the country.
The president and the accompanying delegation were received upon arrival at Hamad International Airport by Minister of Culture HE Sheikh Abdulrahman bin Hamad bin Jassim Al-Thani, Ambassador of the State...
Sawirro: Sidee madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhaweeyay Qatar?
DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo 2 maalmood ah.
Madaxweynaha oo marti-qaad ka helay Amiirka dalka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad ayaa la qaadan doona kulammo ku saabsan kobcinta iskaashiga labada dal, amniga iyo dhammeystirka hirgelinta heshiisyadii...
Somali president appoints female advisor on illegal arms control
MOGADISHU - President Hassan Sheikh appointed Mako Mohamud Muse to serve as his Adviser on Controlling the Flow of Illegal Arms in Somalia.
Villa Somalia said the appointment is part of the national plan to lift the arms embargo on the Horn of Africa nation imposed by the UN security council in 1992 during the civil war.
The embargo was...
SSC fighters clash with Somaliland forces near Gooja-Adde base
LASANOD - Heavy fighting broke out early on Tuesday morning in Samakab and DhabanSaar locations in the contested Sool region, north of Somalia.
The key areas which lie east of Lasanod saw a gunfight between SSC fighters and the Somaliland Army, who lost ground since the uprising started in December last year.
Today's fighting continued for about an hour, with...











