Madasha Siyaasadda Puntland oo ka hortimid doorashooyinka maamulkaasi
GAROOWE (SMN) - Shirweyne ay siyaasiyiinta kasoo jeeda Puntland ku yeesheen gudaha magaalada Garoowe, kuwaas oo la magac baxay Madasha Siyaasadda Puntland ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed ka kooban sideed qodob oo looga hadlay doorashada maamulkaas.
Siyaasiyiintaan ayaa sheegay in hannaanka loo wajahayo doorashada ay khaldan tahay, isla-markaana ay horseedeyso xasilooni darro siyaasadeed.
Sidoo kale waxa ay sheegeen madaxweyne Deni...
Somali President Lays Flowers At SYL Monument on Youth Day
MOGADISHU - Youth in the Somali capital turned up in large numbers to mark the 80th anniversary of the Somali Youth League Day as the country at war with Al-Shabaab.
The day is held every year to celebrate Somalia’s first youth-driven political party which was founded on 15th May 1943 and played a key role in the struggle for independence.
President...
Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka sameeyay degmada Kaxda
MUQDISHO (SMN) - Ciiidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ayaa maanta howlgallo ka sameeyay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Howlgallada ayaa ciidamadu waxa ay guri guri ugu baarayeen xaafadaha degmadaasi, kadib markii xalay uu qarax ka dhacay halkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada inta uu socday howlgalka ay ku soo qabteen dhowr qof oo laga shakiyay, kuwaas...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ubax-dhigay taallada SYL + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay taallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano ay ka soo wareegtay markii ay aas-aaseen dalladan xornimada u horseedday dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dalkeenna maanta ay haysato caqabad la mid ah tan ay ka xoreeyeen halgameyaashii SYL, taas oo...
XOG: Villa Soomaaliya oo casuumaad u fidisay hoggaanka SSC-Khaatumo
MUQDISHO (SMN) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay casuumaad u fidsay qaar kamid ah hoggaanka sare ee SSC ee ku sugan Laascaanood.
Wararka aynu heleyno ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu casuumaad gaar ah u diray Garaad Garaad Cali iyo odayaasha kale ee ku sugan Laascaanood, si ay uga wada-hadlaan xaaladd Sool, gaar ahaan dagaallada u dhexeeyo Somaliland...
Ra’iisul wasaare Xamza oo hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-ka May oo ku beegan curashadii ururkii gobanimo doonka Soomaaliyeed ee SYL.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in aas-aaskii xisbigii Leegada (SYL) uu Soomaaliya u horseeday gobanimada iyo madaxbannaanida ay maanta ku faanayso, taas oo ay dhiiggooda u hureen halyeeyo Soomaaliyeed oo u...
Somali president bids farewell to soldiers heading to front lines
MOGADISHU – The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud sent off hundreds of SNA soldiers to the front lines ahead of an imminent assault against Al-Shabaab, the presidency said on Sunday.
The troops from the Gantaal brigade of the National Guard unit have been based at the Gordan base since returning from training in Eritrea last December. Their role...
Faahfaahin ku saabsan qarax xalay ka dhacay degmada Kaxda
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday.
Ciidamada la qarxiyay ayaa ka tirsanaa kuwa...
Wararkii ugu dambeeyey ee natiijada doorashada dalka Turkiga
ANKARA (SMN) - Turkiga ayaa u jiheystey doorasho ku celis ah kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay doorashada isku hayaan Kemal Kilicdaroglu midkoodna uusan helin aqlabiyadda codadka doorashadii Axadda.
Si kastaba ha ahaatee, Erdogan, oo 69 jir ah, soona xukumayey dalkaas 20 sano, ahna hoggaamiyihii ugu muddada dheeraa ee dalkaas, ayaa soo bandhigay natiijo ka wanaagsan sidii...
Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in dib loo furo xadka labada dal
NAIROBI (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa Isniinta maanta ah sheegay in Kenya iyo Soomaaliya ay isku raaceen in ay dib ay u furan xuduudda ay wadaagaan ka dib muddo toban sano ka badan oo ay xirneyd, waxaana ay imaneysaa xilli xiriirka labada dal ee deriska ah uu soo hagaagayo ka dib sanado ay xiisadi ka dhex...












