Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray bahda warbaahinta Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan saxafiyiinta iyo xarumaha Warbaahinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, isaga oo ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ay u hayaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Dowladdu ay door muhiim ah siisay horumarinta iyo taabbagelinta xorriyadda saxaafadda, iyada oo dadaal ku bixisay ilaalinta xuquuqda...

Shining a light on Journalism Under Digital Siege in Somalia, the focus of this year’s World Press Freedom Day

While the journalism industry in Somalia has become deft and vigilant about physical attacks against journalists, the same sense of importance is needed to address a rise in online attacks. The digital environment has brought new and targeted threats to both male and female journalists as it offers relatively easy opportunities to follow and harass members of the media...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Cali Maxamed Geedi

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Ra"iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Cali Maxamed Geedi. Kulan ayaa looga hadlay marxaladda doorasho ee dalka iyo sida ugu habboon oo ay ku dhici karto doorasho lagu wada qanacsan yahay. Ra"iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo u hambalyeeyay Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ayaa...

QM oo shaacisay in Suxufiyiinta Soomaaliyeed ay wajahayaan halis

MUQDISHO (SMN) - Qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay oo lagu soo beegay maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ee 3 May ayaa lagu sheegay in Suxufiyiinta ku sugan Soomaaliya ay weli wajahayaan halis jir ahaaneed oo dhinacyo badan leh. “Saxafiyiinta ku sugan Soomaaliya ayaa weli wajahaya halis jir ahaaneed oo dhinacyo badan leh. Tan iyo bishii Maajo ee sannadkii hore, hal...

AU military base in Somalia comes under Al-Shabab attack

JOWHAR (SMN) - Al-Shabaab militants on Tuesday morning launched an attack on a Burundian military base under ATMIS in El Baraf area of ​​the Middle Shabelle region.   The raid sparked a fierce battle between Burundian troops and Al-Shabaab militants. The locals said Somali government forces took part in the battle against Al-Shabaab on the outskirts of Mahaday district, supporting the AU...

On World Press Freedom Day, UN emphasizes the vital role of Somali media

Mogadishu – On the occasion of World Press Freedom Day, the United Nations in Somalia emphasizes the vital role that the country’s media play in Somali society and the need to ensure their ability to carry out their work safely and freely.   “Somalia’s media are a key component for the growth of democracy, and they need to be able to go about their work free from threats, intimidation...

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday ciidamada Burundi

JOWHAR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka Al-Shabaab ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhig ciidamada Burundi ee ka tirsan howlgalka ATMIS ay ku leeyihiin deegaanka Ceelbaraf ee gobolkaasi. Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal foolka fool ah oo u dhexeeyey ciidamada Burundi iyo xoogaga Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday halkaasi. Sidoo kale wararka...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda

MUQDISHO (SMN) - Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in lagu muujiyo kaalinta saxafiga iyo xaqa  ay u leeyihiin in cid kasta ay gacan ku siiso habsami u socodka howlaha warbaahinta iyo guud ahaan badqabka qeybaha shaqalaha ee ururada saxaafadda. 3-da May waa...

PM Roble and Senate speaker discuss the presidential election

MOGADISHU - Mohamed Hussein Roble, Somali PM has held a meeting with the new senate speaker Abdi Hashi Abdullahi in Mogadishu, the OPM said. The OPM statement said the PM first congratulated Abdullahi on his re-election as the Upper House speaker on April 27 and wished him success in discharging his duties. During the talks, the two sides discussed issues...

MW Farmaajo oo Salaada Ciida ku oogay masjidka Shuhadada + Sawirro

MUQDISHO (SMN - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa ummadda Muslimiinta ah iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaadda Ciidda ka dib khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, ayaa ku boorriyey in ay ku dadaalaan taakulaynta dadka danyarta ah iyo ka...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...