Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president meets civil society leaders over democracy and state-building

MOGADISHU - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Monday held talks with representatives of civil society groups on the country’s democratic transition, state-building efforts and progress in security and governance reforms, officials said.   The meeting focused on the completion of Somalia’s democratic process, including preparations for universal suffrage elections based on a one-person, one-vote system, according to a statement from...

Shir Looga Hadlay Amniga Gobolka Bay oo Saraakiisha Ammaanka Ku Yeeshay Baydhabo

Bay - Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Xuseen Aadan (Ciro), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga ee ka howlgala gobolkaasi.   Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Bay, Taliyaha Qeybta Hay’adda Nabad Sugidda iyo...

Somali military officials discuss security operations in Bay region

MOGADISHU - Somalia’s deputy army commander for ground forces, Abdullahi Hussein Adan, chaired a security meeting focused on strengthening stability and coordination among security agencies in the Bay region, officials said on Monday.   The meeting brought together senior commanders from Somalia’s military, police, intelligence and prison services operating in the southwestern region. Among those attending were the commander of the Somali...

Somali and Saudi ministers discuss preparations for Somali pilgrims in Mina

Saudi Arabia - Somalia’s Minister of Endowments and Islamic Affairs, Sheikh Mukhtar Robow, held talks with Saudi Arabia’s Minister of Hajj and Umrah, Tawfiq bin Fawzan Al-Rabiah, on preparations for Somali pilgrims ahead of key Hajj rituals, officials said.   The meeting took place in Mina as thousands of Somali pilgrims prepared for the eighth day of Dhul Hijjah, known as...

Somali deputy foreign minister meets new UNFPA representative

MOGADISHU - Somalia’s Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Hassan Mohamed Ali, on Sunday held talks with the newly appointed Somalia representative of the United Nations Population Fund, Judicaël Elidje, officials said.   The meeting in Mogadishu focused on cooperation in healthcare, women and youth empowerment, education and broader social development, according to a statement from the foreign ministry. The...

Mogadishu mayor criticizes Puntland leader over planned protests in Mogadishu

MOGADISHU - The governor of Somalia’s Banadir region and mayor of Mogadishu, Hassan Mohamed Hussein Muungaab, on Monday launched a sharp criticism of Puntland President Said Abdullahi Deni over opposition-backed protests planned in the Somali capital.   Muungaab accused Deni, a leading figure in the opposition alliance known as the Somali Future Council, of seeking to stir unrest in Mogadishu while...

Bola Tinubu oo Mar Kale Loo Magacaabay Musharaxa Madaxweynaha Nigeria

Abuja — Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Ahmed Tinubu, ayaa mar kale si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbiga talada haya ee All Progressives Congress (APC), doorashada madaxtinimada ee dalkaasi la filayo inay dhacdo bisha Janaayo ee soo socota.   Tinubu ayaa aqbalay guusha kadib markii uu kasoo gudbay doorashada hordhaca ah ee xisbigiisa, waxaana la filayaa in...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Digay Caburin Lagu Hayo Codka Shacabka

Muqdisho – Siyaasiga mucaaradka ahna xilidhibaan ka tirsan Baarlamaan Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digay caburin lagu hayo codka shacabka, gaar ahaan dhalinyarada magaalada Muqdisho.   Hadalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yimid kadib markii muddooyinkii dambe qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ay ka dhaceen bannaanbaxyo looga soo horjeeday dowladda, kuwaas oo qaar kamid ah dadkii ka qeyb galay loo taxaabay xabsiyada. Xildhibaanka...

Xasan Cali Kheyre oo Dhaliil u Jeediyay Hay’adaha Ammaanka dalka

Muqdisho – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, kana mid ah siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, ayaa dhaliil u jeediyay habka ay hay’adaha ammaanka ula dhaqmaan shacabka Soomaaliyeed xilliyada baaritaannada amni.   Kheyre ayaa sheegay in shacabka lagu dhibaateeyo goobaha baaritaanka, isagoo tilmaamay in mararka qaar laga qaato dahabka iyo taleefannada gacanta haweenka, arrintaas oo uu ku tilmaamay mid aan waafaqsaneyn...

Shariif Sheekh Axmed oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku Eedeeyay Cadaadis Siyaasadeed

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku sheegay inuu awood dowladeed u adeegsanayo maamullada dalka.   Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda federaalka ay muddo dhowr sano ah si sharci darro ah ula macaamileysay maamul goboleedyada, isla markaana hadda lagu cadaadinayo inay xilalka ka...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...