Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta dedaallada xasillinta dalka

Muqdisho — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS, mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP), si looga wada hadlo dedaallada xasillinta ee ka socda dalka iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiyadeed.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista saameynta howlaha xasillinta, gaar ahaan meelaha...

Gogashii Mucaaradka iyo Dowladda oo lagu kala tagay

Muqdisho — Shir u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Golaha Mustaqbalka ayaa maanta lagu kala tagay iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan Golaha. Kulanka oo ahaa mid looga hadlayay xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa labada dhinac isku mari waayeen arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nooca doorashada...

Somali President Chairs Talks with Future Council Amid Dispute Over Elections

Mogadishu, Somalia – Talks between Somalia’s federal government and the opposition-aligned Somali Future Council opened at the presidential palace, Villa Somalia, on Sunday, chaired by President Hassan Sheikh Mohamud.   The meeting comes amid heightened political tensions, with reports indicating that the opposition bloc is presenting four key proposals it says are critical to shaping the country’s political direction and electoral...

Puntland Leader Deni Holds Talks in Mogadishu to Ease Federal-Regional Tensions

Mogadishu, Somalia – Puntland’s regional president, Said Abdullahi Deni, held consultative talks with members of the public, including traditional elders and residents of the Banaadir region, as part of efforts to ease ongoing political tensions in Somalia.   Speaking during the meeting in Mogadishu, Deni outlined the purpose of his engagement, emphasizing the need to find a lasting solution to the...

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

MOGADISHU, Somalia - Hormuud Salaam Foundation has extended financial assistance to two community organizations serving vulnerable populations in the Banadir region as part of its ongoing Ramadan outreach efforts.   The foundation donated $10,000 to Maamo Ugaaso Foundation, a center dedicated to caring for orphaned girls and street children. The contribution aims to strengthen the center’s essential services and ensure that...

Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo si Rasmi ah u Soo Geba Gabeeyay Doodaha ku Saabsan Shantii Cutub ee Dastuurka

Muqdisho — Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga soo gabagabeeyay doodaha shantii cutub ee loo soo gudbiyay ee ku saabsan wax-ka-beddelka Dastuurka Ku Meel Gaarka ee Soomaaliya, Kulankan oo ahaa kulanka 21 aad ee wadajirka labada Aqal ee Baarlamaanka 11 aad waxaa shir guddoomiyay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali...

Somali Commandos Seize Key Areas from Al-Shabaab in Central Region

MOGADISHU – Somali elite commandos have captured several areas from Al-Shabaab militants during a planned military operation in central Somalia, military officials said on Sunday.   The special forces “Danab,” particularly the 163rd battalion alongside units from the 27th division of the Somali National Army, carried out the offensive in areas under the town of Maxaas in the Hiiraan region. The operation...

5 bodies of migrants washed ashore in east of Libya’s capital Tripoli, police officer says

TRIPOLI - At least five bodies of migrants including two women have been washed ashore in َQasr al-Akhyar, a coastal town in the east of Libya's capital Tripoli, a police officer told Reuters on Saturday.   Hassan Al-Ghawil, head of investigations at the Qasr Al-Akhyar police station, said that according to people in the area, a child's body washed ashore and...

Ugu Yaraan Shan Muhaajiriin oo Meydkooda Laga Helay Xeebaha Libya

Libya — Ugu yaraan shanta qof oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan labo haween ah, ayaa meydkooda lagu soo raray xeebaha magaalada xeebta ku taalla ee Qasr al Akhyar, oo ku taalla bari ka xigta caasimadda Tripoli. Sarkaal booliis ayaa u sheegay warbaahinta inay dadka deegaanka markiiba booliiska u soo sheegeen arintaas, taas oo keentay in ciidanka bad...

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Bulshada Gobolka Banaadir

Muqdisho — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan is-xogwareysi ah la qaatay bulshada, odayaasha dhaqanka, iyo shacabka Gobolka Banaadir.   Dani, oo goobta ka hadlay, ayaa ka taabtay arrimaha uu u joogay kulanka, gaar ahaan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada madaxweynuhu ku doonayo...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...