Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Deegaanno Hoos Taga Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Hiiraan — Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 163-aad iyo cutubyo ka tirsan Qaybta 27-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, iyagoo ka saaray maleeshiyaadka Al-Shabaab oo halkaas ku sugnaa, sida ay warar rasmi ah u sheegeen saraakiisha ciidamada.   Howlgalka ayaa ka dhacay deegaannada kala ah Isgoyska Cusmaan Indhoole,...

Somalia president, opposition council fail to reach deal in talks

MOGADISHU — Talks between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and the opposition-aligned Future Council ended without agreement on Monday, members of the council said. The meeting, held in the capital Mogadishu, focused on the country’s ongoing political crisis, but the two sides failed to bridge differences on key issues including the model for upcoming elections and proposed constitutional amendments. A member...

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka dooday cutubyo ka mid ah Dastuurka Ku-Meel-Gaarka

Muqdisho - Mudanayaasha Labada Aqal ee ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, kaas oo ahaa kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad.   Kulanka waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane , oo ay wehliyaan guddoomiye ku-xigeennada labada Aqal. Ajendaha kulanka maanta waxa uu diiradda saaray dib-u-eegista Dastuurka Ku-Meel-Gaarka ah ee , gaar ahaan marxaladdiisa labaad iyo ka doodista soo jeedimaha...

Somali PM hails sweeping education overhaul as sign of growing state capacity

MOGADISHU — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia has outlined a sweeping transformation of the country’s education system, describing a recent nationwide teacher recruitment drive as a major milestone in structural reform and national sovereignty.   Over the past 45 months, the administration has rebuilt the teaching workforce through a targeted strategy. When it took office, only 900...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay isbeddel ballaaran oo lagu sameeyay waxbarashada dalka

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u faahfaahiyay qorshe isbeddel weyn oo lagu sameeyay nidaamka waxbarashada dalka, isaga oo ku tilmaamay dadaalladii ugu dambeeyay ee qorista macallimiinta guul muhiim ah oo ka tarjumaysa dib-u-habeyn dowladeed iyo xoojinta madaxbannaanida qaranka.   Muddo 45 bilood ah gudaheed, dowladda ayaa hirgelisay istiraatiijiyad lagu dib-u-dhisayo awoodda macallimiinta, iyadoo markii ay...

Somalia talks with opposition face possible collapse as rival meetings intensify

MOGADISHU, Somalia — Talks between the Federal Government of Somalia and opposition groups are reportedly edging toward failure, as the Somali Future Council holds an emergency meeting inside the heavily fortified Halane Camp in Mogadishu, sources said.   The closed-door meeting in Mogadishu brought together key opposition figures, including several former national leaders, as well as officials from the semi-autonomous states...

Shirarkii Dowladda iyo Mucaaradka oo fashil qarka u saaran, Golaha Mustaqbalka oo kulan degdeg ah Yeeshay

Muqdisho - Shirarkii u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa la sheegayaa inay wajahaan fashil, iyadoo Golaha Mustaqbalka uu kulan degdeg ah uga socdo gudaha xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.   Kulan albaabbada u xirnaa ayaa Golaha Mustaqbalka ku yeeshay Muqdisho, waxaana ka qeyb galay xubno mucaarad ah oo u badan madaxdii hore ee dalka, iyo sidoo kale Madaxada  dowlad-goboleedyada...

SouthWest State President Visits Troops Ahead of Major Al-Shabaab Push

BAIDOA, Somalia — The president of South WestState, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, visited units of the regional Darawiish forces as they prepare to strengthen security and safeguard governance in the region, officials said.   During the visit, Laftagareen met with troops on the ground and praised their readiness, urging them to remain steadfast in their mission to protect communities and uphold...

Xildhibaan Aamina Eelay oo ka hadashay xaaladda Baydhabo

MUQDISHO - Mid ka mid ah xildhibaannada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga hadashay xaaladda magaalada Baydhabo, iyadoo eedeyn u jeedisay hoggaanka maamulka.   Xildhibaan Aamina Eelay ayaa sheegtay in xaaladda Baydhabo ay tahay mid adag, isla markaana ay jiraan cabashooyin ku saabsan sida arrimaha bulshada iyo siyaasadda loo maamulayo. Hadalkan ayaa imanaya xilli ay jirto hadal-heyn siyaasadeed oo ka...

Drought Tightens Grip on Northern Kenya as Hunger Spreads

Turkana County, Kenya — Four years after one of the worst droughts on record devastated northern Kenya, communities are once again facing deepening hunger as rains fail for another season, affected families say.   Residents across the arid plains of Turkana report that even wild fruits and plants they once relied on during hard times are disappearing or drying up due...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...