Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliya oo Shir Guddoomiyay Shirka La yeeshay Taliska Guud
MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud, kaas oo looga hadlayay howlaha socda iyo qorshayaasha mustaqbalka ee ciidanka.
Intii uu shirka socday, Taliyaha ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha ka qeybgalay shirka, wuxuuna faray in la xoojiyo diyaarsanaanta ciidamada, isla markaana la garab istaago bulshada si loo...
Safiirrada Dalalka Carabta oo Kulan la Yeeshay Xoghayaha ANC ee Koonfur Afrika
PRETORIA, Koonfur Afrika — Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka qabsoomay kulan muhiim ah oo u dhexeeya safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo xoghayaha xisbiga talada haya ee African National Congress (ANC), Mudane Masibulele Xaso.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya dalalka Carabta iyo Koonfur Afrika, iyo iskaashiga dhinacyada siyaasadda,...
Somali president offers amnesty to Al-Shabaab members in Ramadan message
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday announced an amnesty offer to members of Al-Shabaab, urging them to defect and take advantage of government-backed rehabilitation programmes.
The appeal came in a televised address marking the start of the Muslim holy month of Ramadan, during which the president extended congratulations to the Somali people and Muslims worldwide.
“Young people within...
Erdogan criticises Israel’s recognition of Somaliland, warns against foreign rivalry in Horn of Africa
ADDIS ABABA — Turkish President Recep Tayyip Erdogan on Tuesday sharply criticised Israel’s decision to recognise Somaliland, warning that the move would neither benefit Somaliland nor the wider Horn of Africa region.
Speaking in Addis Ababa, Erdogan said he had previously condemned the decision in December, describing it as illegal and unacceptable, and accused Israel of attempting to destabilise the...
Somali PM seeks opposition buy-in for talks at presidential palace amid political tensions
MOGADISHU — Ongoing political efforts in Somalia led to a tentative deal from opposition figures to hold consultative talks at the presidential palace, Villa Somalia, aimed at resolving escalating disputes over elections and constitutional reforms.
Prime Minister Hamza Abdi Barre was reported to have held a closed-door meeting late Monday with leaders of Puntland and Jubaland, who have been in...
Mucaaradka oo La sheegay in Lagu Qanciyey Villa Soomaaliya in Lagula Shiro
MUQDISHO — Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dadaallo siyaasadeed oo socda ay horseedeen in mucaaradka lagu qanciyo in shir wadatashi ah lagu qabto xarunta Villa Somalia, si xal waara looga gaaro khilaafaadka taagan.
Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre ayaa la sheegay inuu xalay kulan gaar ah la yeeshay madaxda dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubaland, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ramadaan
MUQDISHO — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Muslimiinta caalamka munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Ramadaantu tahay bil cibaado, iscafis, naxariis iyo is-garabsasho, isaga oo ugu baaqay bulshada in ay xoojiyaan midnimada, wadajirka iyo ka shaqeynta danta guud.
Wuxuu si gaar ah ugu boorriyay dadka ku...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Cafis ugu Baaqday Xubnaha ka Tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO — Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay baaq cafis ah oo loo fidinayo xubnaha ka tirsan Al-Shabaab, isaga oo ugu baaqay inay ka soo baxaan kooxda kana faa’iideystaan fursadda dib u dhaqan-celinta ee ay dowladdu diyaarisay.
Madaxweynaha ayaa hadalkan jeediyay xilli uu hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Muslimiinta bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Wuxuu...
Erdogan oo Si Adag u Dhaleeceeyay Aqoonsiga Israel ee Somaliland
Addis Ababa —Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa si kulul u dhaleeceeyay tallaabada ay Israel ku aqoonsatay Somaliland, isaga oo sheegay in go’aankaasi aanu wax faa’iido ah u lahayn Somaliland ama guud ahaan Geeska Afrika.
Erdogan ayaa sheegay in uu hore u cambaareeyay tallaabadan bishii December, isaga oo ku tilmaamay mid sharci-darro ah oo aan la aqbali karin, wuxuuna ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaliya oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan
Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta nabadda, amniga iyo iskaashiga gobolka, gaar ahaan dadaallada lagu taageerayo xasilloonida Koonfurta Suudaan iyo guud ahaan Geeska Afrika.
Ergeyga Gaarka ah ee...










