Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Kulanka Qadada la Qaatay Madasha Mustaqbalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan qado sharaf ah ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka, kuwaas oo ka ajiibay gogoshii wada-tashiga ee ay Xukuumaddu fidisay 19-kii Janaayo 2026.   Kulankan qadada ah ayaa hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran, oo ay Xukuumaddu u qorsheysay in looga arrinsado xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan Doorashooyinka dalka,Midnimada iyo...

Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyey Bilashada Bisha Ramadaan

MUQSHO - Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka munaasabadda barakaysan ee bisha Ramadaan.   Fariin uu soo saaray ayuu ku sheegay in bisha Ramadaan ay kusoo beegantay xilli adag oo ay dadka Soomaaliyeed la daalaa-dhacayaan duruufo nololeed iyo abaaro saameeyey dad iyo duunyo. Wuxuu xusay in loo...

Saudi Arabia announces first day of Ramadan

RIYADH - Saudi Arabia has announced the first day of Ramadan after the crescent was sighted in the Kingdom on Tuesday. The holy month is set to begin on February 18, authorities declared.   The announcement came after officials encouraged the public to search for the crescent on the 29th of Shaban, which falls on February 17 in the Gregorian calendar. For...

AU Intensifies Diplomatic Push to End Conflicts in Sudan and Eastern DRC, Says Bankole Adeoye

The African Union has stepped up efforts to secure ceasefires in Sudan and the eastern Democratic Republic of Congo, with Commissioner for Political Affairs, Peace and Security, Ambassador Bankole Adeoye outlining a renewed continental strategy aimed at ending protracted conflicts and restoring stability.   Briefing reporters after the 39th Ordinary Session of the Assembly of Heads of State and Government, Ambassador...

Qaar ka mid ah Ciidamada Puntland oo ka baxay Furimaha Hore sababo la xiriira Mushahar La’aan

Bari, Soomaaliya —Qaar kamid ah Ciidamada Puntland ayaa ka gadooday mushahar la’aanta, iyagoo kasoo dhaqaaqay deegaanka Balidhidin oo katirsan Calmiskaad. Waxay soo baneeyeen furimaha hore ee dagaalka, halkaas oo ay kula dagaallamayeen Daacish tan iyo bishii December 2024.   Ciidamadan oo muddo afar bilood ah aan wax mushahar ah qaadan ayaa sheegay in xaaladdu ay ku adkaatay, isla markaana ay ku...

Somali president holds phone talks with Qatar’s emir on strengthening ties

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held what officials described as “fruitful” telephone talks with Qatar’s Emir Tamim bin Hamad Al Thani, focusing on deepening strategic relations between the two countries.   According to the presidency, the discussions centred on enhancing bilateral cooperation and reinforcing the long-standing partnership between Somalia and Qatar. The two leaders underscored the importance of consolidating...

Somali opposition forum holds talks in Mogadishu ahead of government meeting

MOGADISHU — The Somali Future Council held a series of meetings in Mogadishu on Monday evening to discuss the country’s political and security situation, as leaders prepare for planned talks with the federal government aimed at resolving mounting tensions.   The gathering, held at the Airport Hotel inside the heavily fortified Halane compound near Aden Adde International Airport, brought together senior...

Mas’uuliyiinta uu horkacayo Wasirka Gaashaandhigga oo Booqday Deegaannada Sabiid iyo Caanoole

Shabeellaha Hoose, Soomaaliya — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaannada Sabiid iyo Caanoole, si dib-u-dejin loogu sameeyo qoysaskii ay kooxda  Al-Shabaab ka dumisay guryahoodii, kana barakicisay deegaannadan.   Socdaalkan mas’uuliyiinta ayaa lagu sheegay mid lagu fulinayo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo ay ka qeybgaleen madax, ganacsato iyo daneeyayaal heer gobol iyo heer caalami ah.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay horumarka muuqda ee Soomaaliya ka sameysay dib-u-habeynta dhaqaalaha, xoojinta hay’adaha dowliga ah iyo abuurista jawi ku habboon maalgashiga....

Barnaamijka Garnaqsi ee Shabelle oo Lagu Martiqaaday Xildhibaan Daahir Jeesow

Muqdisho — Warbaahinta Shabelle ayaa qabatay barnaamijkeeda doodaha siyaasadeed ee “Garnaqsi”, oo ah barnaamij diiradda lagu saaro arrimaha xasaasiga ah ee siyaasadda dalka, laguna martiqaado siyaasiyiin saameyn ku leh bulshada dhexdeeda.   Kulankan ayaa waxaa marti ku ahaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, oo ka mid ah mucaaradka Dowladda Federaalka, isla markaana xubin ka ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, oo ay ku mideysan...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...