Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleeefanka kula hadlay Amiirka dalka Qatar
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim Bin Hamad Al Thani.
Wadahadalkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo horumarinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar, iyadoo labada hoggaamiye ay isla qaateen muhiimadda ay leedahay in la sii adkeeyo iskaashiga...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku wada kulamo siyaasadeed
MUQDISHO — Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ka wada kulamo ay kaga hadlayaan xaaladda guud ee dalka, iyadoo madaxda goluhu la yeesheen ururrada bulshada Soomaaliyeed kulankana uu ka dhacay Airport Hotel oo ku yaalla xayndaabka garoonka diyaaradaha ee xerada Xalane.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha siyaasadda, amniga iyo shirka dhowaan ay qorshaynayso in ay yeeshaan Dowladda Federaalka iyo...
Somali Defence Minister, Chinese Envoy Discuss Security Cooperation
MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi held talks on Monday with China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, focusing on strengthening bilateral cooperation in security and defence, officials said.
The meeting reviewed ongoing collaboration between Mogadishu and Beijing, including support for the rebuilding and professionalisation of the Somali National Army.
Fiqi briefed the envoy on recent gains made by Somali...
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga iyo Difaaca
Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta wada shaqeynta dhinacyada amniga iyo difaaca, gaar ahaan taageerada ay Shiinuhu siiso Soomaaliya ee ku aaddan dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidamada Qalabka Sida.
Wasiir...
Somalia, Tanzania Sign Migration Cooperation Agreement
MOGADISHU — Somalia and Tanzania have signed a memorandum of understanding aimed at strengthening cooperation on migration management and enhancing coordination between their respective institutions, officials said.
The agreement was signed on behalf of Somalia by Interior and Security Minister Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), while Tanzania was represented by its Home Affairs Minister Patrobas Paschal Katambi.
The signing ceremony was attended...
Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal
MUQDISHO - Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga maareynta arrimaha socdaalka.
Heshiiska waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Amniga Gudaha, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, halka dhinaca Tanzania uu u saxiixay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Patrobas Paschal Katambi. Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa madaxda hay’adaha...
Somali President Urges UN Security Council Reform at AU Summit
ADDIS ABABA, Feb 16 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud called for an urgent overhaul of global governance on Monday, demanding a permanent seat for Africa on the UN Security Council during a high-level forum in the Ethiopian capital.
Speaking on the sidelines of the African Union (AU) Summit, Mohamud addressed a session focused on the "Future of the United...
Somalia Executes Two Al-Shabaab Convicts Over Deadly Mogadishu Attacks
MOGADISHU, Feb 16, 2026 – The Somali federal government on Monday executed two men convicted of orchestrating a series of deadly assassinations and bombings in the capital, judicial officials confirmed.
The executions, carried out by a firing squad following sentences handed down by the Armed Forces Court, took place early Monday morning in Mogadishu.
The two individuals were identified as Hassan...
Türkiye’s new deep-drilling ship Çağrı Bey heads to Somalia
ANKARA - Türkiye's new deep-drilling ship Çağrı Bey left for Somalia from the southern province of Mersin on Sunday to begin the operation for oil exploration, a top official said.
The vessel, which recently joined the growing domestic fleet, departed in the afternoon with a ceremony attended by Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar and Somali officials.
It is the...
Somali Forces Kill Four Al-Shabaab Militants in Hiraan Ambush
MOGADISHU – Somali government forces and allied local community militias killed four Al-Shabaab militants in an evening ambush in the central Hiraan region, military officials and state media reported Monday.
The operation, described as a preemptive strike, took place between the strategic villages of Yasooman and Moqokori. According to official statements, the Somali National Army (SNA) and the local "Macawiisley"...











