Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia and Algeria bolster security ties in Algiers police talks

ALGIERS, Feb 15, 2026 – Somalia’s police chief, Brigadier General Asad Osman Abdullahi, met with Algeria’s Director General of National Security, Ali Badawi, in Algiers on Sunday to deepen bilateral cooperation against transnational crime. The high-level meeting focused on streamlining security efforts between the two nations, with a specific emphasis on dismantling organized crime networks and enhancing border security. According to...

Somali Envoy to South Africa meets Cape Town diaspora leaders to bolster unity

CAPE TOWN – Somalia’s Ambassador to South Africa, Mohamed Sheikh Isaaq, held a high-level consultative meeting in Cape Town with religious scholars, traditional elders, and mosque imams to strengthen ties between the embassy and the local diaspora.   The gathering, aimed at improving cooperation and addressing the specific needs of the Somali community in South Africa’s legislative capital, provided a direct...

Somali President champions sovereignty and African unity at AU Summit

ADDIS ABABA – Somali President Hassan Sheikh Mohamud addressed the African Union Summit, delivering a firm defense of Somalia’s territorial integrity while outlining a roadmap for the continent’s collective security and democratic future.   Speaking to fellow heads of state, Mohamud emphasized that Somalia remains committed to its "transformative agenda," pointing to the December 2025 universal suffrage elections in Mogadishu—the country's...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Daahfuray Shirweynaha Kaabeyaasha Dijitaalka ee Muqdisho

Muqdisho — Ra’iisul Waaaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray shirweynaha Kaabeyaasha Dhijitaalka, oo markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Muqdisho.   Shirkaan ayaa diirada lagu saaray aragti mideysan ee laga yeesho kaabeyaasha dhiijitaalka ee dowladda iyo sidii loo horumarin lahaa, iyada inta uu shirku socdo la filayo in lagu lafa-guro horumarka Hey”adaha Dhiijitaalka ah...

Hoggaamiyeyaasha Afrika oo ku Shiray Addis Ababa Kulanka 39-aad ee Golaha Midowga Afrika

Addis Ababa - Madaxda dowladaha iyo xukuumadaha Afrika ayaa Sabtidii ku kulmay magaalada Addis Ababa si ay uga qeyb galaan Kalfadhiga 39-aad ee Caadiga ah ee Golaha Midowga Afrika, shir laba maalmood soconaya oo diiradda lagu saarayo sugnaanta biyaha, cadaadiska isbeddelka cimilada, iyo xoojinta matalaadda Afrika ee hay’adaha caalamiga ah.   Hoggaamiyeyaasha ayaa daahfuray halku-dhigga sanadka 2026 ee Midowga Afrika oo...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Amniga Qaranka Algeria

Algiers — Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Algeria, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Agaasimaha Guud ee Amniga Qaranka dalkaas, Cali Badaawi.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, gaar ahaan la dagaallanka dambiyada abaabulan ee xuduudaha ka tallaaba, iskaashiga tababarada gaarka...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Kulan Wada-tashi ah la Qaatay Jaaliyadda Cape Town

Cape Town — Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa kulan ballaaran oo is-xogwaraysi iyo wada-tashi ah la qaatay qaybo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed, Odayaasha Dhaqanka iyo qaar ka mid ah Imaamyada masaajidda ku yaalla magaalada Cape Town.   Kulanka oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ujeeddadiisu ahayd xoojinta xiriirka iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Addis Ababa — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika, isaga oo uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dimuqraadiyeynta, midnimada qaaradda, iyo difaaca madaxbannaanida Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa ku adkeeyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay xoojinta wadashaqeynta Afrika, iyadoo si gaar ah u tilmaamay muhiimadda ay...

Bogsiinta Dhaawacyadii Hore waa natiijada Dhab u heshiisiin iyo Dhismaha Mustaqbal Nabadeed

Muddo dheer umadda Soomaaliyeed waxaa saarnaa culeysyo dhanka colaadaha ah, dhibaatooyin iyo kala qeybsanaan, balse haatan waxaa u billowday waji cusub oo soo kabasho ah.   HALKAN KA DAAWO 

Farmaajo oo La Kulmay Madaxda Puntland iyo Jubbaland, Baaqna U Diray Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa maanta kulan salaan iyo is-xog wareysi ah la yeeshay Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam.   Farmaajo ayaa sheegay in kulankaasi si gaar ah diiradda u saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo baahida loo qabo wada-tashi dhab ah oo looga gudbo caqabadaha jira. Wuxuu soo dhaweeyey...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...