Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Regional Leaders, Former President Hold High-Stakes Talks Amid Political Deadlock

MOGADISHU, Somalia — The presidents of Puntland and Jubbaland met with former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo in Mogadishu on Saturday, amid a flurry of diplomatic activity aimed at breaking the country’s political deadlock.   Said Abdullahi Deni of Puntland and Ahmed Mohamed Islam, better known as "Madobe," of Jubbaland received Farmaajo for what aides described as an "information-sharing and consultative"...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi ka Socday Jaamacadda Carabta

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Jaamacadda Carabta, oo uu hoggaaminayay Dr. Mohamed Ould Amar, Xoghayaha Guud ee ALECSO (Hay’adda Jaamacadda Carabta u qaabilsan Waxbarashada, Dhaqanka iyo Culuumta).   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Jaamacadda Carabta, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada,...

Kusimaha Madaxweynaha oo Qaabilay Wafdi ka Socday ALECSO

Muqdisho –  Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Ururka Jaamacadda Carabta, gaar ahaan hay’adda u qaabilsan Waxbarashada, Dhaqanka iyo Cilmi-baarista ee ALECSO.   Wafdiga waxaa hoggaaminayay Xoghayaha Guud ee ALECSO, Mohamed Ould Amar. Kulanka waxaa sidoo kale ka qaybgalay Wasiirka...

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo Muqdisho Ku Qaabilay Farmaajo

Muqdisho – Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Said Abdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam, ayaa Muqdisho ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo oo booqasho ugu yimid.   Kulanka ayaa la sheegay in uu ahaa is-xog wareysi iyo falanqeyn ku saabsan arrimaha siyaasadeed iyo xaaladda guud ee dalka. Ilo wareedyo ku dhow dhinacyada kulmay ayaa tilmaamay in wada-hadalladu diiradda...

Senator Muuse Suudi oo Ka Horyimid Qodob Ku Saabsan Maqaamka Gobolka Banaadir

Muqdisho – Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa si adag uga horyimid qodob lagu sheegay in uu dhigayo in Banaadir la siiyo maqaam ka hooseeya kan dowlad-goboleedyada dalka. Daawo

Farmaajo oo Muqdisho Ku Kulmi Doona Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Jubaland

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa goordhow ka qeybgeli doona kulan lagu qabanayo Airport Hoteladaxweynayaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Deni iyo Ahmed Madobe.   Xubno ka ag dhow Madaxweynihii hore ayaa Shabelle u xaqiijiyey in aysan faahfaahin ka bixin waxyaabaha uu Farmaajo ka wada hadli doono hogaamiyeyaasha labada maamul. Sidoo kale, warbixinnada ayaa sheegaya in Siciid Cabdullaahi...

Somali Ex-President, Intelligence Chief Reach Deal on Airport Security Dispute

MOGADISHU, Feb 14 – Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed and the head of the National Intelligence and Security Agency, Mahad Mohamed Salad, have reached an agreement to resolve recent tensions over security procedures at Aden Adde International Airport, members of the opposition-aligned Future Council told local media.   The dispute centred on restrictions affecting the movement of former leaders and...

Somalia Showcases COP30 Gains as Prime Minister Urges Drought Aid

MOGADISHU, Feb 14 – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Friday attended an event highlighting the federal government’s achievements at the global climate summit COP30 held in Brazil, as the Horn of Africa nation grapples with severe drought.   Officials presented a detailed report outlining Somalia’s efforts to address the impact of climate change, including environmental recovery projects, flood mitigation...

Somalia Urges New Africa–Italy Partnership Based on Sovereignty and Shared Priorities

ROME, Feb 14 – Somalia on Friday called for a renewed partnership between Africa and Italy grounded in African priorities and respect for sovereignty, two years after the first Italy–Africa summit in Rome pledged to move beyond traditional models of cooperation.   Speaking in reference to the landmark summit, Somali officials said the new framework should focus on strategic infrastructure investment...

Golaha Mustaqbalka ee Muqdisho ku sugan oo caqabad la kulmaya

Muqdisho – Sida ay Shabeelle u xaqiijiyeen xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka, kulan dhexmaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed iyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) Mahad Mohamed Salad ayaa xal looga gaaray arrimihii maalmihii u dambeeyay ka taagnaa habraaca amniga ee Garoonka Diyaaradaha Aden Adde International Airport.   Labada mas’uul ayaa isla gartay in madaxda hore ee...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...