Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Shirkii Labaad ee Talyaaniga iyo Afrika
Addis Ababa -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ka qeyb galay Shirkii Labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo lagu qabtay magaalada Addis Ababa, dalka Ethiopia. Madaxweynaha waxaa ku weheliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaam Cali, taas oo muujinaysa midnimada iyo wadajirka hoggaanka sare ee Soomaaliya ee dhinaca diblomaasiyadda.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Soo Bandhigay Natiijooyinkii COP30
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii iyo natiijooyinkii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo hooysay Shirweynaha Isbeddelka Cimilada Adduunka ee COP30 oo ka dhacay dalka Brazil.
Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan dadaallada dowladda ee la xiriira la-tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada, mashaariicda dib-u-soo-kabashada deegaanka,...
Somali President Arrives in Addis Ababa for AU Summit Amid Sovereignty Push
ADDIS ABABA, Ethiopia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the Ethiopian capital on Friday to a warm reception ahead of the 39th Ordinary Session of the African Union Summit.
Leading a high-level delegation, Mohamud joins fellow African heads of state for the annual gathering in Addis Ababa city.
According to officials, the president intends to use the summit to...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Itoobiya
Addis Ababa, Itoobiya –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa kala qeyb galaya Hoggaamiyeyaasha Afrika Meertada 39-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika, isagoo xoojinaya dadaallada diblumaasiyadeed ee ku aaddan difaaca midnimada iyo wadajirka Qaranka Soomaaliyeed.
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Somali PM meets former premier as dialogue efforts continue
MOGADISHU – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre visited former prime minister Mohamed Hussein Roble at his residence in Mogadishu, as the government steps up consultations ahead of planned talks with the Somali Future Council, officials said.
The two leaders discussed the latest political and security developments, with a focus on the government’s proposed dialogue platform.
Barre reiterated that the government’s...
Somali PM meets ex-president ahead of government-opposition talks
MOGADISHU – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday held talks with former president Sharif Sheikh Ahmed as preparations continue for dialogue between the federal government and the Somali Future Council, officials said.
The visit was described as part of efforts to demonstrate goodwill and foster closer ties with former national leaders to create conditions for a durable political...
UK announces £6m humanitarian drought response funding to Somalia
MOGADISHU - The UK Minister for International Development and Africa, Baroness Jenny Chapman, concluded her first visit to Somalia, during which she also announced £6 million in new humanitarian funding.
At Villa Somalia, the Minister was hosted by President Hassan Sheikh Mohamud. Discussions focused on the rapidly escalating drought risk across Somalia and the significant challenges it is causing for...
Wasaaradda Amniga Gudaha oo Ka Hadashay is hortaagii Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle
Muqdisho – War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa lagu sheegay in habraaca sugidda amniga ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle uu si buuxda u shaqeynayo, islamarkaana uu khuseeyo qof kasta oo doonaya inuu galo ama ka baxo garoonka.
Habraaca amniga ayaa dhigaya in wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo, dadka iyo gaadiidka laga soo galo Mariina Gate, isla markaana aan loo...
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Booqday Ra’iisul Wasaare Hore Maxamed Xuseen Rooble
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoygiisa ku booqday Ra’iisul Wasaare hore Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan arrimaha la xiriira gogosha wadahadalka ee dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa caddeeyay in gogosha wada-hadalka dowladda ay mar kasta fidsan...
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Booqasho ku Tegay Madaxweyne Hore Shariif Sheekh Axmed
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta booqasho ku tagay Madaxweyne hore, Mudane Shariif Sheekh Axmed, xilli ay socdaan diyaar garowga iyo shirka wadahadalka u dhexeeya dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada Ra’iisul Wasaaraha uu ku muujinayo niyad-wanaagga iyo xiriirka dhow ee ay dowladda la leedahay madaxda hore...










