Aqriso: Somaliland oo mamnuucday ka qeyb-galka siyaasadda Soomaaliya
Hargeysa (SMN) - Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha Somaliland ayaa saxiixay xeer dadka ka soo jeeda maamulkaas looga mamuucay in ka qeyb qaataan siyaasadda Soomaaliya.
Somaliland ayaa shaaca ka qaadday in qof kasta oo jabiya xeerkaasi lagu qaadi doono dambi ah khiyaano qaran, sida lagu shaaciyey xeerka maanta soo baxay.
Halka hoose ka aqriso:-
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne...
Wasiir Cabdiraxmaan Beyle oo la kulmay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Kiin Foster, iyaga oo ka wadahadlay xoojinta wadashaqeynta labada Dowladood.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimo ku saabsan dib u-habeynta dhaqaalaha dalka iyo sidii loo sii xoojin lahaa wadashaqeynta dhaw ee ka dhaxeysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo boqortooyada UK.
“Waxaan...
Kalfadhiga 49-aad ee baarlamaanka maamulka Puntland oo lasoo xiray
GAROOWE (SMN) - Kalfadhiga 49-aad ee baarlamanka Puntland ayaa maanta- gebi ahaanba la xiray sida uu shaaciyay guddoonka golaha wakiilada maamulkaasi.
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa soo jeediyay in gebi ahaanba la xiro Kalfadhiga 49-aad, iyada oo go’aankaas uu Goluhu u codeeyay.
Kal-fadhiga xiga ee baralamaanka Puntland ee 50-aad ayaa ku beegan bisha June ee sanadka soo socda ee 2022-ka.
function...
Somali delegation attends a conference in Djbibouti
MOGADISHU - The minister of livestock, forestry, and pasture Mohamed Aden Maalim and a group of his delegation led by him attended a high-level conference in Djibouti.
The purpose of the conference was to raise the awareness and surrounding issues in regards to livestock and the community in the area cluster 4 called Dikhil, and what solutions and plans...
Somalia’s Justice minister pays a visit to Cairo
CAIRO - The ambassador of the federal republic of Somalia for Egypt and permanent representative to the league of Arab states, Ambassador Ilyas Sheikh Omar, extended a warm and gracious welcome to the minister of justice for the federal government of Somalia, Mr Abdikadir Mohamed Nur, who is currently on a working visit to Egypt.
The minister thanked the...
Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la yeeshay golaha nabadda ee Midowga Afrika
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ka qeyb galay kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika.
Kulanka oo ku qabsoomay Aaladda Fogaan aragga ee (Zoom-ka) ayaa looga hadlay Qorshaha ay Dowladda Soomaaliya kula wareegi lahayd Amniga Dalka iyo qorshaha bixitaanka Ciidamda Amisom, iyo sidokale hanaannkii Ciidamada Xoogga Dalka ay...
Weerar khasaare geystay oo ka dhacay magaallo xeebeedka Marka
MARKA (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saaka weerar loo adeegsaday bam-gacmeed uu ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Marka ee xarunta gobolkaasi, kaas oo geystay khasaare u badan dhaawac soo gaaray dad shacab ah.
Weerarka ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay suuq u dhow saldhigga Booliska ee magaaladaasi, sida ay innoo...
Wasiirka Cadaalada oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar
QAAHIRA (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta Safaaradda soo dhaweyn diiran ugu sameeyay Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur oo safar shaqo ku jooga masar.
Wasiirka ayaa Danjiraha iyo Dhammaan Diblomaasiyiinta uga mahadceliyay hab maamuuska quruxda leh ee loo soo...
Madaxweyne Deni oo kasoo horjeestay go’aanka kasoo baxay Isimada Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa ka horyimid go'aankii xalay kasoo baxay Ismimada Puntland ee xalka loogu raadinayey xiisadda ka dhalatay xil ka qaadista agaasimihii hore ee Ciidanka Ammaanka Puntland (PSF) Gen Maxamuud Cismaan Diyaano ee ka taagan magaalada Boosaaso.
Saciid Deni ayaa kasoo horjeestay qodobada qaar ee ay soo saareen Ismida, gaar ahaan in...
Wasiirka xanaanada xoolaha Soomaaliya oo shir uga qeyb-galay dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa kaga qeybgaly shir heer sare oo muhiim ah dalka Jabuuti.
Shirkaan oo ujeedkiisu ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa in xoolaha iyo bulshada ku dhaqan kalasterka 4aad ee lamagac baxay DIKHIL ay ugu adkeysan lahaayeen abaaraha iyo musiibooyinka la...











