Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen Qoor Qoor iyo taliyaha ciidamada AMISOM?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha ciidanka Amisom iyo saraakiil uu hoggaaminayay. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo sidoo kale Amniga. Kulanka kadib, Saraakiisha ayaa Kormeer ku tagay goobaha loo asteeyey iney ka dhacdo Dorashooyinka xildhibaanada ee Magaalada Caasimadda ah ee Dhusamareeb. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

Madaxweynaha HirShabelle oo maanta sameeyey xilal ka qaadis

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha maamulka HirShabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Gudlaawe) ayaa maanta xilkii ka qaaday guddoomiyihii hay'adda qaxootiga Mudane Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u magacaabay Cabdisalaan Cabdulaahi Xaashi (Angola). Sidoo kale Cali Guudlaawe ayaa wareegto kale oo uu soo saaray isla maanta xilkii uga qaaday gudoomiyihii maxkamada gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane...

Somali deputy PM and other officials reach Hague

MOGADISHU - A delegation led by Deputy Prime Minister Mahdi Mohamed Guled (Khadar) has arrived in The Hague, the Netherlands today. They will attend the ruling of the International Court of Justice (ICJ). The court will announce the verdict in the Somali-Kenyan maritime dispute on October 12th. Somali Deputy Prime Minister Mahdi Mohamed Guled said Somalia has confidence in the court's...

AU, Somali forces sharpen skills to curb threats posed by explosive devices

MOGADISHU - The African Union Mission and Somali National Army (SNA) military officers wrapped up a five-day training course aimed at enhancing joint capabilities in mitigating the threat posed by improvised explosive devices (IEDs). Gerbi Kebede Regassa, AMISOM deputy force commander in charge of support and logistics said the UN counter-IED threat mitigation course will help in countering the...

Maleeshiyaad hubeysan oo weerar ka geystay magaalada Baraawe

BARAAWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad u abaabulan hab beeleed ay weerar culis ku qaadeen hoteel ku yaalla magaalada Baraawe oo ay ka socotay doorashada golaha deegaanka ee degmadaasi. Weerarkan ayaa sababay dhimashada 1 qof oo ka mid ahaa kooxdii weerarka soo qaaday, waxaana jira dhaawacyo kale oo ka dhashay israsaaseynta...

Somali forces kill 5 Al-Shabab members in southern region

MOGADISHU - The Somali National Army (SNA) said Saturday its forces killed five Al-Shabab terrorists and wounded several others during a sting security operation in the southern region. Shillawe Abdullahi Abdirahman, Danad's civil-military co-operation and media commander said the number of casualties will increase since the operation which is being conducted by the Special Forces (Danab) was still underway in...

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray magaalada Hague

Hague (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta gaaray magaalada Hague ee dalka Netharland, si ay uga qeyb galaan go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ. Maxkamadda ayaa 12-ka bishan October ku dhawaaqi doonta xukunka dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in Soomaaliya ay...

Sawirro: Sidee Baydhabo loogu soo dhoweeyey dadkii lasoo raafay

BAYDHABO (SMN) - Qaar kamid ah dadkii laga soo masaafuriyay magaalada Laascaanood ayaa gaaray magaalada Baydhabo halkaas oo ay dib u dejin ka heleen maamulka Koonfur Galbeed. Qoysaskan ayaa waxa ay sheegeen inay ku faraxsan yihiin inay deegaannadooda gaareen oo ay ka soo baxeen dhibaato xooggan oo haysatay todobaadkii la soo dhaafay. Dadkaa la geeyey Baydhabo ayaa qaarkood waxa ay ka...

Xubno ka socda gudiga doorashada oo gaaray magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Ku xigeenka guddiga Doorashooyinka heer Federaal  ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiraan. Wafdigaan ayaa kormeer ku sameyn doono goobaha loo diyaariyey doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Sidoo kale wafdiga ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Hirshabeelle , Maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gurigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan ciidanka nabad sugida Jubbaland oo ku yaalla xaafadda Farjano ee magaaladaasi. Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa uusan geysan wax...

WARAR KALE

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah si loo casriyeeyo shuruucda badaha

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi ku Qabatay Munaasabad Lagu Xusay 66-guurada Xorriyadda Gobollada...

Nairobi, Kenya –  Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada...