Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal bartilmaameed ah ka fuliyey Gobolka Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa fuliyey hawlgal bartilmaameed ah oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Hawlgalka ayaa lagu dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, halka laba kale nolosha lagu qabtay, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaaminaysay hawlgalka.
Sidoo kale,...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Wasiirka Tacliinta Sare ee Jabuuti
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidda iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Dr. Nabiil Maxamed Axmed, oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka.
Wasiirka Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, kaas oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo dhaweyn heer sare ah ka helay Masar
Qaahira – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira, caasimadda Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar, halkaas oo uu kula kulmay dhiggiisa, Mudane Cabdifataax Al-Sisi.
Labada Madaxweyne ayaa wada-hadalkooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, iyo iskaashiga istaraatiijiyadeed ee ka dhaxeeya labada dowladood ee walaalaha...
Wasiir Cali Balcad oo ka hadlay Midnimada Soomaaliya
DOHA – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa ka hadlay aragtida la xiriirta madax-bannaanida Somaliland iyo qaybaha kala duwan ee dalka, isagoo sheegay in Soomaaliya ay ka kooban tahay in ka badan 400 qabiil, islamarkaana ay ka ballaaran tahay gobolka Somaliland oo kaliya ka kooban qiyaastii 40% dhulka dalka.
Wasiir Balcad ayaa intaa ku daray in Somaliland...
Somalia’s President slams Israel’s interference, rejects base on Somaliland
DOHA - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has slammed Israel’s “interference” in his country, saying its recognition of the breakaway region of Somaliland has further increased instability and weakened international order.
In an exclusive interview with Al Jazeera broadcast on Saturday, Mohamud said Somalia “will never allow” the establishment of an Israeli base in Somaliland and will “confront” any such...
Somalia: NISA director Mahad Salad joins Arab intelligence chiefs meeting in Baghdad
Baghdad – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad took part in the seventh conference of heads of Arab intelligence services, held in the Iraqi capital Baghdad, officials said on Saturday.
The meeting brought together representatives from 22 Arab countries and focused on strengthening coordination, cooperation and the exchange of security intelligence among Arab intelligence agencies to...
Somali president begins official visit to Egypt
Cairo – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Cairo on Saturday on an official visit aimed at strengthening diplomatic ties and strategic cooperation with Egypt, Somali officials said.
During his stay, Mohamud is expected to hold talks with Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi, focusing on deepening bilateral relations, regional developments and the role both countries can play in promoting...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil iyo aqoonsiga Somaliland
Muqdisho / Doha – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag u cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee arrimaha Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay go’aanka ay ku aqoonsatay Somaliland inuu sii xoojiyay xasillooni-darro gobolka ah iyo inuu daciifiyay nidaamka caalamiga ah.
Wareysi gaar ah oo uu siiyay Al Jazeera oo la baahiyay Sabtidii, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya “marna uusan...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyey Gobolka Hiiraan
Hiiraan – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidammada deegaanka ayaa caawa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanka Qowl ee Gobolka Hiiraan, kuwaas oo ka dhan ahaa maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Howlgallada oo si wadajir ah loo fuliyey ayaa lagu dilay in ka badan toddobo dhagarqabe oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo ku sugnaa deegaankaasi. Sidoo kale, ciidamadu waxay gubeen gaari Cabdi Bile...
Agaasimaha NISA oo ka qaybgalay Shirka Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta
Baqdaad – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qaybgalay fadhiga 7-aad ee Shirka Madaxda Hay’adaha Sirdoonka dalalka Carabta, kaas oo ay ka soo qeybgaleen wakiillo ka kala socday 22 dal oo Carbeed.
Shirkan oo lagu qabtay magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqaynta, iskaashiga iyo is-weydaarsiga xogaha amni...











