Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Meydka Soomaaligii weerarka ka geystay Tanzania oo la aasay

Meydka Xamsa Maxammed, oo ku dhintay is -rasaaseyn dhexmartay booliska Tanzania iyo isaga, ayaa lagu aasay magaalada Dar es Salaam habeenimadii Axadda. Meydka ayaa la aasay kadib markii la geeyay Masjidka Mamuur ee Upanga ee Dar es Salaam halkaas oo loogu tukaday salaadda Janaasada. Sida uu qoray wargeyska Mwananchi, meydka ayaa markii hore la filayay in la aaso 7 -da fiidnimo...

Muxuu Cali Guudlaawe ka yiri arrimaha doorashooyinka dalka ee billowday?

Madaxweynaha maamul goboleedka Hrshabeelle Cali Guudlaawe oo shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay in dhawaan si rasmi ah maamulkiisa u bilaabi doonaan doorashada xubnaha ku matalaya Hirshabeelle Baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya. Guudlaawe ayaa sheegay in doorashada ay u qaban doonaan si xor iyo xalaal ah oo ay cadaalad ku dheehan tahay, xili maamulka...

Puntland oo wada dadaallo looga hortegayo dagaal beeleedyada Nugaal

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal beeleed gelinkii dambe ee shalay beelo walaalo ah ku dhex maray deegaanka saax-maygaag oo kuyaalla galbeedka tuulada Birta-dheer eegobolka Nugaal. Beelahaan ayaa la sheegay in ay horay ugu dirireen deegamaynta dhulka waxaana hadda socdadadaallo nabadayn ah oo la doonayanyey in lagu soo afjaro qulqulatooyinkaaas. Nabadoon Khaliif Aw Cali oo ka mid ah...

Xubin katirsan Daacish oo xukun 10 sano ah lagu riday

Cabdisamad Ibraahim Cumar  oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016. Cabdisamad ayaa ku dhashay magaalada Gaarise ee dalka Kenya, waxa uuna go’aansaday ku biirista Daacish isaga oo joogo Nairobi. Isla xilligaas ayuu ka soo degay Boosaaso oo uu kaga sii gudbay buuraha Gal-gala, tababbarkiisii ugu horreeyay waxa...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar

Madaxweynaha dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.Madaxweynaha oo socdaalkiisa ay ku wehliyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Xubno ka Tirsan Labada gole ee Dowlad Gobledka Hirshabelle iyo Mas’uuliyiin kale. Madaxwynaha dowlad Goboleedka...

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Sool

Ugu yaraan hal ruux ayaa  ku dhintay iska hor-imaad hubaysan oo maanta ka dhacay nawaaxiga tuulada Saax-Maygaag oo u dhexeysa Birta-dheer iyo degmada Boocame. Labo maleeshiyo beeleed ayaa ku diriray miyiga lagu magacaabo Balli-cad oo dhanka hawdka ka xiga tuulada Saax-Maygaag halkaas oo iska hor-imaad kooban ka dhacay. Sidoo kale deegaankaas waxa ka aloosan xiisad colaadeed oo u dhexeysa laba malayshiya-beeleed...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Beledweyne

Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay kala qaadaan ciidammadii is diidanaa ee isku hor fadhiyay magaalada Baledweyne. Todobaadkii hore ayey aheyd markii ciidammo gadooday ay qabsadeen xarunta gobolka ee magaaladaasi, kuwaas oo diidanaa in magaalada uu yimaado madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe. Odayaashu waxa ay sheegeen inay tahay in la furo wadahadallo lagu xallinayo tabashooyinka jira, hasayeeshee...

Gabdho ka mid noqonaya Ciidanka Haramcad oo tababar loo soo xiray

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga dufcadii ugu horaysay ee hablo dhamaystay tababar ciidan kuwaas oo ka mid noqonaya Ciidanka Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad. Musaasabadan ayaa waxa ka qayb galay masuuliyiin ka kala socotay Dowladdaha Turkiga iyo Soomaaliya kuwaas oo uu ugu horeeyo...

Aqriso: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo magacaabis sameeyey

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Ceyn ee Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Markuu arkay: Dastuurka Puntland. Markuu arkay: Talo soo jeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland iyo Xildhibaanada Gobolka Cayn. Markuu arkay: Baahida shaqo ee jirta. Markuu tixgeliyay: Aqoonta iyo waayo-aragnimadiisa shaqo Wuxuu u magacaabay:- Cabdifataax Ciise Maxamed Gudoomiyaha Gobolka...

Network of Somali lawyers trained to defend journalists and news media organisations launched

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) in cooperation with the United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization (UNESCO) is proud to announce the launch of the first-ever network of media lawyers capacitated to defend journalists and news media organisations who are attacked because of the nature of their work. The network was established on the final day of a historic training...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...