Muxuu yahay heshiiska ay gaareen Puntland & dowlad deegaanka?
Maamulka Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ay yeesheen waxay heshiis kaga gaareen arrimaha amniga iyo ganacsiga, sida lagu sheegay war murtiyeed kasoo baxay shirkaas oo ka dhacay degmada Galdogob ee gobolka Mudug.
Intii uu socday shirka ayaa waxaa la isla gartay in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka argagaxisada iyo falalka kale ee amniga lidka ku...
Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka magaalada Beledweyne
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xiisad dagaal laga dareemayo deegaan u dhow magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.
Xiisadan ayaa waxa ay salka ku heysaa weerar gaadmo ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay dad beeraley ah oo ku sugnaa duleedka magaaladaasi.
Dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeeda ayaa laga dareemayaa halkaasi, waxaana dadka deegaanka ay cabsi ka muujinayaan inuu...
Maxkamadda Mudug oo xakun ku ridday nin dil ka geystay gobolkaasi
Maxkamadda Gobolka Mudug ayaa soo gaban-gabeysay fadhiyo dhowr ah oo ay ku dhageysatey dacwad ciqaabeed dil ah oo loo heysto eedeysane Cabdikariin Muxyadiin Cali oo Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Galmudug uu kusoo eedeeyay dil xili habeen ah 06/10/2020 loogu geystay deegaanka saddax-Higlo oo Gaalkacyo hoostaga Alle ha u naxariistee Marxuum Nuur yare Guuleed Cawaale.
Xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku Meel Gaarka ah ee Jubbaland kadib safar shaqo oo uu maalmahii lasoo dhaafay ku joogay Magaalada Muqdisho.
Madaxweenaha ayaa Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo si diiran ugu soo daweeyay odayaasha cuqaasha iyo qeebaha Kala duwan ee bulshada.
Madaxweynaha ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada...
Uganda says foils attack on ‘Lion of Mogadishu’s funeral
Uganda said Friday it had foiled a suicide bomb attack against the state funeral of a top police and army commander who led a major African Union offensive against Al-Shabaab militants in Somalia.
Security forces said they had arrested a man on Thursday in the northern town of Pader on the eve of the funeral for Major General Paul Lokech,...
Saraakiil ka mid ah HirShabelle oo qaatay tababar la xiriira sharciyda
Konton iyo lix sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar socday muddo shan maalmood ah,kaas oo ku saabsanaa ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta,gaar ahaan xilliyada Doorashada.
Saraakiishaan oo sidoo kale qaatay daruus la xiriirtay maareynta nidaamka dadweynaha,waxa laga soo kala xulay saldhigyada kala duwan ee Boliiska magaalada Jowhar, waxaana ciidamadaasi ku jiray 15 sarkaal oo haween...
Maamulka degmada Yaaqshiid oo gacanta ku dhigay rag hubeysan
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay xalay maamulka Yaaqshiid iyo ciidamada Booliska Soomaaliya oo iskaashanaya ka sameeyeen gudaha degmadaasi.
Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay afar nin oo la sheegay inay ahaayeen burcad dhac u geysaneysay dadka deegaanka.
Saraakiisha horkaceysay howl-galkaasi ayaa sheegay inay soo gaartay cabashada dadweynaha, isla-markaana ay gacanta kusoo dhigeen...
Lafta Gareen oo war kasoo saaray geerida Maxamed Sheekh Madoobe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Jeneraal Maxamed Sheekh Madoobe oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa xusay in Marxuumku uu muddo u soo adeegayey Qaranka Soomaaliyed iyo doorkii uu ku lahaa difaaca dalka iyo...
Al-Shabaab oo dib ula wareegtay deegaano ku yaalla gobolka Mudug
Kadib markii ay dib uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, xoogaga Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara oo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug.
Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in Al-Shabaab ay gudaha deegaanadan lasoo galeen dagaalyahano aad u hubeysan.
Dhinaca kale saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday inay...
Two gunmen killed in Wajir shootout
Two gunmen were killed in a police shootout at Dadajabula area, Wajir county, on Tuesday.
Police recovered four AK47 rifles and over 300 bullets.
Among those killed was a local police reservist, who many believe had gone rogue.
The second victim was not immediately identified.
According to police, a team was patrolling in Dabadarer area in Habaswen subcounty when they met the gunmen,...













