Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia seeks Saudi investment in fishery project

Saudi Arabia is considering making investments in different economic sectors of Somalia. Officials from the Saudi Public Authority for Foreign Trade (GAFT) and their Somali counterparts held a meeting in Muscat, Asharq Al-Awsat reported. During the meeting, the Somali side briefed the Saudi delegation on a fishery project and highlighted the advantages of investing in Somalia. Somalia has the largest seacoast in...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan jeeda Dalka Masar

Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya Dalka Masar. Rooble ayaa casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Masar Cabdulfataax Alsiisi. Ra’iisul Wasaaraha oo safarkiisa ayku weheliyaan xubno katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Dalka Masar inta...

Ciidamada Xoogga oo la wareegay deegaan hoostaga gobolka Baay

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka ay howl-gal qorsheysan kula wareegeen deegaanka Goofgaduud Shabeeley oo hoostaga gobolkaasi. Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday deegaankaasi, sida uu sheegay taliyaha qaybta 60-aad ee ciidamada Xoogga dalka Janaraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi. Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in weerarkaas Al-Shabaab looga dilay ilaa 9 dagaallame, isl-amarkaana laga burburiyay saldhig...

Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa isku raacay in ay kulan Muqdisho isugu yimaadaan Khamiista soo socota oo ku beegan 19ka bishan Ogoosto,...

Taalibaan oo ballan-qaad sameysay, kadib la wareegitaankii Afgaanistaan

Hoggaamiye ku -xigeenka ururka Taalibaan ayaa sheegay in hadda la joogo waqtigii wax loo qaban lahaa dadka Afgaanistaan ​​oo noloshooda la hagaajin lahaa. Hadalladaas ayaa lagu sheegay cajalad fiidiyoow cusub oo ay soo bandhigeen ururka Taalibaan, maalin kadib markii ay qabsadeen caasimadda Kabul kuna dhawaaqeen guul. "Hadda waa waqtigii la maxkamadeyn lahaa, waxaan u adeegi doonnaa ummaddeena, waxaan siin doonnaa xasilloonida...

Somalia to mark 14 August as National Anti-Corruption Day

The Independent Anti-Corruption Commission of the Federal Republic of Somalia (IACC) has on Saturday officially joined the international and regional anti-corruption laws, marking 14 August as Somalia’s National Anti-Corruption Day. IACC Chairman, Avv. Mohamed Hussein Hamud stated that corruption remains as the biggest obstacle to the development of Somalia's governance system and state-building and called for a united front to...

Kuraas ka mid ah Golaha Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhaba waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Kursiga 1-aad waxaa ku tartamay wasiirka gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi, waxaana ku guuleystay Wasiirka. Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku soo baxay 74 cod, halka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi oo la tartamayey uu helay 14-cod. Waxaa xumaaday saddex...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda kacsan ee magaalada Kabul

Xaalada Magaalada Kabul ee Caasimada dalka Afghanistaan ayaa kacsan iyadoo shacabka magaladaas qaybo kamid ah ay ka barakacayaan. Shir deg deg oo ka qabsoomay madaxtooyada Kabul ayaa waxaa lagu gaaray go’aan ah in madaxwayne Ashraf Gani uu xilka si nabad galyo ah ku wareejiyo. Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa Xilka ku wareejin doono Ali Ahmed Celali oo kamid ah saraakiishii ugu...

Wafdi ka socda gudiga doorashooyinka dalka oo gaaray magaalada Baydhabo

Wafdi ka socda guddiga xalinta khilaafaadka doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye ku-xigeenka guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u safray magaalada Baydhabo ee caasimada ku-meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xubnaha guddiga ayaa waxay korjoogto ka ahaan doonaan doorashada 3-da xubnood aqalka sare BFS. Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta soo gabo-gabaynaya doorashada kuraasta Aqalka Sare xubnihii ugu dambeeyey. function...

Doorashada kuraas ka mid ah Aqalka Sare oo ka dhaceysa Baydhabo

Qaban-qaabadii ugu dambeysay doorashada saddex kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ayaa haatan ka socota gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Doorashadan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ku loolamaaa illaa lix musharrax, waxayna kala yihiin:- 1- Xasan Xuseen Xaaji iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi 2- Cali Sheekh Maxamuud Gacal iyo Cabdulqaadir Cabdi Axmed 3- Cabdiweli Maxamed Ibraahim iyo Cabdullahi Roobow...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...