Boqolaal ciidamo Mareykan ah oo ku wajahan magaalada Kabul
Toddobaadyo un kahor inta aanay dowladda Mareykanka soo geba-gebeyn kasoo saarista militarigeeda ee dalka Afghanistan, ayaa taliyayaasha waxay boqolaal askari oo cusub u direen magaalada Kabul.
Waxay shegeeen in hadafka uu yahay in diblomaasiyiinta Mareykanka iyo xulufadooda reer Afghanistan laga soo daad-gureeyo halkaas, kadib markii ay si rasmi ah ula wareegtay kooxda Taliban.
Sarkaal ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ayaa goor...
Wafdi uu hoggaaminayo Rooble oo u ambabaxay dalka Masar + Ujeedka
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Qaahira ee dalka Masar oo uu ku joogi doono booqasho labo maalin ah.
Inta uu Rooble ku sugan yahay Masar waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda dalkaas oo ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashi labada dal .
Masar waa dal xiriir fog...
Somalia seeks Saudi investment in fishery project
Saudi Arabia is considering making investments in different economic sectors of Somalia.
Officials from the Saudi Public Authority for Foreign Trade (GAFT) and their Somali counterparts held a meeting in Muscat, Asharq Al-Awsat reported.
During the meeting, the Somali side briefed the Saudi delegation on a fishery project and highlighted the advantages of investing in Somalia.
Somalia has the largest seacoast in...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan jeeda Dalka Masar
Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya Dalka Masar.
Rooble ayaa casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Masar Cabdulfataax Alsiisi.
Ra’iisul Wasaaraha oo safarkiisa ayku weheliyaan xubno katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Dalka Masar inta...
Ciidamada Xoogga oo la wareegay deegaan hoostaga gobolka Baay
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka ay howl-gal qorsheysan kula wareegeen deegaanka Goofgaduud Shabeeley oo hoostaga gobolkaasi.
Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday deegaankaasi, sida uu sheegay taliyaha qaybta 60-aad ee ciidamada Xoogga dalka Janaraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in weerarkaas Al-Shabaab looga dilay ilaa 9 dagaallame, isl-amarkaana laga burburiyay saldhig...
Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada?
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa isku raacay in ay kulan Muqdisho isugu yimaadaan Khamiista soo socota oo ku beegan 19ka bishan Ogoosto,...
Taalibaan oo ballan-qaad sameysay, kadib la wareegitaankii Afgaanistaan
Hoggaamiye ku -xigeenka ururka Taalibaan ayaa sheegay in hadda la joogo waqtigii wax loo qaban lahaa dadka Afgaanistaan oo noloshooda la hagaajin lahaa.
Hadalladaas ayaa lagu sheegay cajalad fiidiyoow cusub oo ay soo bandhigeen ururka Taalibaan, maalin kadib markii ay qabsadeen caasimadda Kabul kuna dhawaaqeen guul.
"Hadda waa waqtigii la maxkamadeyn lahaa, waxaan u adeegi doonnaa ummaddeena, waxaan siin doonnaa xasilloonida...
Somalia to mark 14 August as National Anti-Corruption Day
The Independent Anti-Corruption Commission of the Federal Republic of Somalia (IACC) has on Saturday officially joined the international and regional anti-corruption laws, marking 14 August as Somalia’s National Anti-Corruption Day.
IACC Chairman, Avv. Mohamed Hussein Hamud stated that corruption remains as the biggest obstacle to the development of Somalia's governance system and state-building and called for a united front to...
Kuraas ka mid ah Golaha Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Baydhabo
Magaalada Baydhaba waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.
Kursiga 1-aad waxaa ku tartamay wasiirka gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi, waxaana ku guuleystay Wasiirka.
Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku soo baxay 74 cod, halka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi oo la tartamayey uu helay 14-cod. Waxaa xumaaday saddex...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda kacsan ee magaalada Kabul
Xaalada Magaalada Kabul ee Caasimada dalka Afghanistaan ayaa kacsan iyadoo shacabka magaladaas qaybo kamid ah ay ka barakacayaan.
Shir deg deg oo ka qabsoomay madaxtooyada Kabul ayaa waxaa lagu gaaray go’aan ah in madaxwayne Ashraf Gani uu xilka si nabad galyo ah ku wareejiyo.
Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa Xilka ku wareejin doono Ali Ahmed Celali oo kamid ah saraakiishii ugu...













