Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president holds phone talks with Qatar’s emir

The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani received a phone call on Wednesday afternoon from President of the Federal Republic of Somalia HE Mohamed Abdullahi Farmajo. During the call, they reviewed bilateral relations between the two countries and ways to enhance and develop them, in addition to discussing a number of regional and international developments of joint interest. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

Madaxweyne Farmaajo oo wada-hadallo la yeeshay Amiirka dalka Qatar

Madaxweynaha Soomaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Amiirka Qatar Shiikh Tamiim Bin Xamad Al-thani ayaa qadka telefoonka uga wada hadlay xoojiinta xiriirka labada dal. Labada mas'uul ayaa si gaar ah diirada u saaray sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo xiriirka xoogan ee haatan ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Qatar. Ilo wareedyo lagu kalsoon-yahan ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in Farmaajo...

R/W Rooble oo war kasoo saaray doorashadii Puntland ee Aqalka Sare

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Roobe oo weli booqasho ku joogo dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Mombasa ayaa ka hadlay doorashadii Golaha Aqalka Sare ee maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Rooble ayaa ugu horreyn madaxda, baarlamaanka iyo shacabka Puntland ugu hambalyeeyey qabashada doorashada xubnaha maamulkaasi ee Aqalka Sare. Sidoo kale ra'iisul wasaaraha ayaa ku boggaadiyey madaxweynaha...

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Idiris Cabdullahi Macalin oo ku magac-dheere (Food Cade)  oo muddo 7-Sano ka tirsanaa  Al-Shabab ayaa maanta  isku soo dhiibey ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed t,eybta 60-Aad ee ka howl-gasha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu Al-Shabaab u qaabilsanaa ilaalinta xabsiyada ,isaga oo haatan ka soo goostey  dhinaca degmada Xarardheer oo ka tirsan gobolka...

Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaal degmo

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii ka qaaday afar gudoomiye degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir. Guddoomiyaasha xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah. 1- Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir. 2- Guddoomiyaha Kaaraan Abshir Kaaraan. 3- Guddoomiyaha degmada Waabari Cabdicasiis Cismaan Jaamac. 4- Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle, Cumar Filish ayaa sidoo kale...

Aqriso: Magacyada Senatarada Aqalka Sare ee lagu doortay magaalada Garowe

Xildhibaanada baarlamaanka  Puntland ayaa maanta doortay 11-ka Senatar ee ay Puntland ku leedahay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday magaalada Garoowe. Kursigii ugu horreeyey ee doorashada ayaa waxaa kusoo baxay madaxweynihii hore ee Puntland, Mudane Cabdiraxman Maxamed Maxamuud (Faroole) , wuxuuna helay 54 cod, halka musharraxii la tartamayey ee Maxamed Cismaan Colaad uu isna helay 11...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka bilaabay magaalada Mombasa

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Rooble ayaa uga warbixiyay jaaliyadda kulankii uu la qaatay xaaladda dalka iyo doorashooyinka dalka ka bilowday. Sidoo kale xubno ka tirsan jaaliyadda oo madasha ka hadlay ayaa ballan qaaday inay taageero la garab taagan yihiin xukuumadda Soomaaliya...

Galmudug oo soo saartay jadwalka doorashada ee Aqalka Sare

Guddiga doorashada ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka qabashada doorashada maamulkaasi ee Aqalka Sare, taas oo ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb. Warqad kasoo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay inay maanta billaabaneyso diiwaan-gelinta xubnaha musharraxiinta ee liiskooda la shaaciyey, kuwaas oo gaaraya illaa lix xubnood, halka labada kursi ee haray dib lag dooran doono. Guddiga ayaa sidoo kale shaaciyey in doorashada xubnaha...

Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka oo u safray magaalada Garoowe

Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland si ay ugu qeyb galaan doorashada Aqalka saere oo la filayo in maanta ay halkaas ka qabsoonto. lix xubnood oo ka mid ah Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku wajahan Garowe kuwaa oo goob jog ka ahaan doona doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Dawlad...

Qoor Qoor oo shaaciyey liiska lix kursi oo ka mid ah Golaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa goordhaweyd soo saaray liiska qaar ka mid ah tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Sooomaaliya. Qoor Qoor ayaa soo saaray 12 musharax oo u tartami doona 6 kursi oo ka mid ah 8-da kursi ee Galmudug ku  leedahay Aqalka Sare. Sidoo kale waxaa liiska ka soo muuqday 3 xubnood oo ka mid ah Aqalka...

WARAR KALE

IGAD oo cambaareysay Safaaradda Somaliland ee Qudus, kuna baaqday in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya

JABUUTI, Juun 18 – Xoghaynta Urur-goboleedka IGAD ayaa mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed iyo madax-bannaanida siyaasadeed...

IGAD Condemns Somaliland’s Jerusalem Embassy, Reaffirms Respect for Somalia’s Sovereignty

June 18, 2026: The Secretariat of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) reaffirms its commitment to the sovereignty, unity, territorial integrity, and political independence...

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in saldhig militari oo Israa’iil leedahay aan la diidi karin

QUDUS – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in uusan meesha ka saari karin suurtagalnimada in mustaqbalka saldhig militari oo Israa’iil leedahay laga...