Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddiga xalinta khilaafaadka oo war kasoo saaray doorashooyinka

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sheegay inay san jirin wax cabasha ah oo loo soo gudbiyay tan iyo markii ay doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ka bilawdeen qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada Dalka. Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in la qabtay...

Former Korean ambassador to Somalia tells the real story of Mogadishu

Former Korean ambassador to Somalia Kang Shin-sung recalls vividly the day when he waved the Korean flag with all his might in front of the Italian Embassy in Somali capital Mogadishu in 1991, with a group of North Korean diplomats. “We were all there, South Koreans and North Koreans, waving the flag of South Korea,” said Kang. “It was a...

Turkey will grant 30 million US dollars to Somalia

Turkey will grant 30 million US dollars to Somalia as part of an agreement between the two countries. The government will pay 2.5 million dollars per month, according to the agreement that was signed by President Recep Tayyip Erdoğan and published in the Official Gazette today (August 5). Somalia will use the grant for financing its budget and improving its institutional...

FAO provides cash plus livestock and agriculture packages to cushion vulnerable households from the desert locust invasion

The desert locust invasion in Somalia has significantly affected the country’s food security, with successive generations of swarms destroying vital crops and pastures. Compounding the situation were floods, cyclones, droughts and the emerging socio-economic impact of coronavirus disease 2019. To provide immediate relief as well as sustained access to nutritious food sources for vulnerable households to help them recover from...

Madaxweyne Deni oo shirweyne ka daah-furay magaalada Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah oo muddo labo maalmood ah ka socon doona Garoowe. Saciid Deni ayaa boggaadiyay shirweynaha Bangiyada, wuxuuna rajeeyay in hadii siwanaagsan loo hagaajiyo nidaamka Bangiyada dalka in dalku horumar fiican uu gaari doono. Sidoo kale waxa uu la wadaagay madaxda Bangiyada ee Shirka ka qeybgalaysa in Dowladda Puntland ay...

Maxay ka wada-hadleen Qoor Qoor iyo wafdiga QM?

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi ay Hoggaaminayso oo maanta soo gaaray gudaha Magaalada Dhuusmareeb. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa  looga hadlay guud ahaan xaaladda Galmudug, arrimaha Doorashooyinka iyo sidii loo dardar gelin lahaa,amniga doorashada iyo...

Cumar Filish oo xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhalaanka Dharkenley

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka MCH Degmada Dharkeenley. Munaasabadaan Xarig jarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya, Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Dharkeenley. Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay...

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada ee Jubbaland?

Madaxweyne ku xageenka koobaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan, ayaa shir gudoomiyay shirka todobadlaha ah ee golaha wasiirada ee maamulkaasi. Ugu horayn Shirka ayaa lagaga hadlay arimaha ammaanka iyo xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada Jubaland iyadoo Wasaarada amniga laga dhagaystay faah faahin ku saabsan qaraxii dhawaan lala beegsaday baska kooxda kubada cagta JCCI halkaas oo khasaare uu ka dhashay,...

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Waxaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-guud ee Qaramada Midoobay Marwo Anita Kiki Gbeho. Ujeeddada socdaalka wafdigan ayaa ah qiimaynta xaaladda guud ee dowlad goboleedka Galmudug, arrimaha doorashooyinka iyo horumarinta. Sidoo kale wafdigan ayaa kulamo la qaadan doono madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo kala hadli...

Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub kasoo saartay kiisaska Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay,  4 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 28 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (35), Puntland (23) Somaliland...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...