Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qatar oo cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo

War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Qatar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay magaaladda Kismaayo, ee xarunta KMG Jubaland. Qatar ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay in la qarxiyo dhalinyaro ciyaartoy ah oo aan waxba galabsan, waxayna ka tacsiyadeysay geeridii ku timid ciyaartoyda. Bayaan ay soo saartay Qatar ayaa waxaa lagu yiri: “Dowladda Qatar waxay ku celinaysaa mowqifka adag...

Kulan looga hadlayey amniga doorashooyinka oo ka dhacay Baydhabo

Guddiga Hirgellinta Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Shir looga Hadlayey sugidda amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatey Saraakiishada Ciidamada Loo xilsaarey Amniga Doorashooyinka  Booliska Soomaaliya  AMISOM iyo  UNSOM. Guddiga saraakiisha ayaa iska xog wareeysatay sida ugu wanaagsan ee loo sugi karo amniga Goobaha ee doorashada Aqalka sare ay ka dhici doonto,si loo xaqiijiyo Amniga Gobahaasi Dhanka kale Guddiga Hirgellinta Doorashada heer...

XF oo bulshada fartay in ay ka qeyb-qaataan ka hortagga Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Bulshada in ay ka taxaddaraan faafitaanka Corona Virus oo mar kale laga cabsi qabo wareegiisii saddexaad in uu ka bilowdo Soomaaliya. Qoraal ay Wasaaraddu ku daabacday boggeeda Facebook-ga ayaa lagu yiri:- “Ka hortaga Caabuqa Covid-19 waa masuuliyada nawada saaran, fadaln ka ilaali naftaada, qoyskaaga iyo Bulshadaada Caabuqa Covid-19. Si aan uga hortagno faafidda Caabuqa Covid-19,...

Dab xoogan oo goordhow ka kacay warshad ku taalla Garoowe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dab goor dhow ka kacay dhismaha warshadda isbuunyada Tabaarak oo ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Dabka oo ah mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu geystay khasaare hantiyeed oo fara badan, waxaana haatan socda gurmad lagu daminayo dabkaasi. Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale goobta gaaray iyo gaadiidka gurmadka deg-degga ah, si...

Faah faahino ka soo baxaya howl-gallada ka socda Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weli ciidamada Jubbaland ay howl-gallo ka wadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi. Howl-gallada ayaa daba socda qaraxii xooganaa ee shalay ka dhacay magaaladaasi, kaas oo ay waxyeelo isugu jirto dhimasho iyo dhaawac kasoo gaartay koox ciyaartoy ah. Taliska Booliska Jubbaland oo ka hadlay howl-galladaas ayaa shaaca ka qaaday inay ku daba-jiraan...

Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya

Xubnaha beesha caalamka ayaa war cusub kasoo saaray doorashooyinka Soomaaliya, iyaga oo marka hore soo dhoweeyey hanaanka ay ku bilaabatay doorashada Golaha Aqalka Sare. Beesha caalamka ayaa sidoo kale ugu baaqday ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada inay sii wadaan dadaalladooda ku aadan qabsoomida doorashada. Halkan hoose ka aqriso:- Saaxiibbada Caalamku waxay soo dhaweynayaan horumarka laga sameeyay hirgelinta Heshiiskii 27-kii May...

Bomb hits bus carrying soccer team in Somalia

Several players are feared dead after a bomb struck a bus carrying a soccer team in Somalia on Friday afternoon. The bus was ripped through by the explosion which took place as the football team was heading to Wamo stadium in Kismayo city. There was no immediate claim of responsibility for the attack. This is a developing news story, stay tuned for...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax galabta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday gaari ay la socdeen koox ciyaartoy ah, xilli ay kusii jeedeen garoonka kubbada cagta ee Waamo. Wararka ayaa sheegaya in qaraxani uu geystay khasaare...

Faah faahino kasoo baxaya khasaaraha dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo aad u qaraar oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogaga Al-shabaab ku dhexmaray deegaano hoos yimaada degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan. Dagaalada u kululaa ayaa labada dhinac ku dhexmaray deegaanada Afcad iyo Ceel bacad oo ku yaala inta u dhaxeysa magalooyinka Buula burte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Taliyaha ciidanka Xoogga dalka qeybta...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga ee Beijing

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa shirkaasi looga hadlayay horumarinta ganacsiga Digitel-ka ah oo ay soo Abaabushay Kulanka caalamiga ah ee ganacsiga Digital-ka ayaa ka jeediyay Khudbad dheer oo taabanaysay horumarka laga gaaray ka ganacsiga Digital-ka. Safiir Cawaale ayaa ugu horeentii ku Amaanay dowladda Shiinaha kaalinta Hogaamineed ay ka haysti Diknoolajida iyo ka faa’idaysiga, kaa soo...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...