AMISOM hands over new police station at Baidoa Airport
The African Union Mission in Somalia, AMISOM, has handed over a new police station constructed to bolster security at Shati Gaduud Airport Baidoa, in the Southwest State of Somalia.
AMISOM constructed the airport police station as a Quick Impact Project, QIP, with funding from the Government of Italy.
A ceremony to hand over the police station took place on Monday, witnessed...
Female Somali Boxer at Olympics Motivates Upcoming Somali Boxers
Somali boxer Ramla Ali was defeated at the Tokyo Games Monday, but she still made history as the country's first Olympic boxer. VOA speaks to Somalia's boxing federation and amateur boxers about the significance of Ali's stepping into the ring.
Somali female boxer Ramla Ali lost to Romanian Claudia Nachita in the round of 16 at the Olympics Monday but...
Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo qalab lagu wareejiyey
Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo isugu jira sanduuqii lagu codeen lahaa iyo qalab kale, waxaana qalabka la wareegey xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Qalabkan maanta guddiga lagu wareejiyey ayaa muhiim ah howlaha shaqo ee qabashada Doorashada, waxana Guddiga gudagaleyaa diyaar garow iyo ...
Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Koonfur Galbeed
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Lafta Gareen, oo muddoo kooban ku hakaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa usii ambabaxay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku-meel gaarka ah ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed.
Dib u laabashada Lafta Gareen ee Baydhabo ayaa waxa ay kusoo...
Fahad Yaasiin oo magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’adda NISA
Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin ayaa maanta magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’addaas, kadib markii mas'uulkii horey xilkaas u hayey uu ka qaaday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Taliyaha nabad siuida ayaa madaxda cusub ee shaqaalaha ee hay'adda u magacaabay Cabaas Yacquub oo bedalaya Cabdullaahi Kulane.
Cabaas ayaa sidoo kale ah sarkaal sare oo ka tirsan...
Guddiga xalinta khilaafaadka oo u ambabaxay magaalada Kismaayo
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Jubbaland.
Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Jubaland oo ka kooban 5 xubnood ayaa goobjoog unoqon doona Doorashada Aqalka sare ee senitorada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Jubalanad oo maalinta Khamiista ka dhici doonta Magaalada Kismaayo.
Waxaa hore ugu sugnaa Jubaland...
Kiisaska cudurka Covid-19 ee magaalada Muqdisho oo kordhay
Isbitaalka Martiini ayaa mar kale dib loogu asteeyay Bukaanada uu soo ritay COVID-19, Iyadoo gabi ahaanba la joojiyay Adeegyadii kale ee Isbitaalku u hayay Bulshada.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in 43 qof laga helay 24 Saac ee ugu dambeeyay COVID-19, kuwaasoo 29 ka mida ay Muqdisho yihiin, halka Puntland laga helay 8 Qof, Somaliland 4 iyo Jubbaland oo 2...
QM oo Puntland kala hadashay xaqiijinta qoondada haweenka
Ku-xigeenka Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho oo booqasho ku tegtay magaalada Garoowe ayaa halkaasi kula kulantay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni iyo xubno ka tirsan maamulka Puntland oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha Barlamaanka.
Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo sidii loo xaqiijin lahaa qoondada haweenka ee hanaanka siyaasadeed ee...
Jubbaland oo billowday diiwaangelinta musharraxiinta Aqalka Sare
Wararka naga soo gaarayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka diiwaangelinta musharraxiinta Aqalka Sare ay ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi.
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland oo kaashaanaya kan doorashooyinka ee heer federaal ayaa ku howlan qaban qaabada doorashada iyo diiwangelinta musharraxiinta ku loolameysa kuraasta taalla magaalada Kismaayo.
Axmed Madoobe ayaa shalay soo saaray liiska afar ka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaalada London + Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Rooble ayaa ka qeyb galaya shirka caalamiga ah ee horumarinta waxbarashada caruurta kaas oo ay sidoo kale qeyb ka yihiin madax kala duwan, daneeyeyaasha arrimaha waxbarashada iyo hoggaamiyeyaasha dhalinyarada ,iyada oo xoogga lagu saari doono horumarinta nidaamyada waxbarashada ee dalalka ka...













