Axmed Madoobe oo soo saaray liiska musharraxiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo saaray liiska musharaxiinta qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ee laga soo dooranayo Jubaland.
Axmed Madoobe ayaa shaaciyey magacyada sagaal musharax, oo u tartami doonta afar ka mid ah 8 kursi ee Jubaland ay ku leedahay Aqalka Sare iyo sida ay isugu beegan yihiin, waxaana ay kala...
Xeer Ilaaliyaha guud ee maxkamadda CQS oo saraakiil u saaray kiiska Ikraan
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo Xafiiska Xeer ilaalinta, Boliiska & Nabad-Sugidda Baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo la la’ yahay tan iyo 26-kii June Sanadkan.
Xeer Ilaaliyaha ayaa Faray Taliska NISA in ay ula shaqeeyaan Saraakiisha magacaaban Wadda kasta oo lagu Gaari karo Danta Cadaaladda.
Xafiiska...
Goorta ay dhaceyso ciyaarta finaalka Horyaalka dalka oo la shaaciyey
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan kula qatay Taliska Ciidanka Booliska , Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Xiriika Kubadda Cagta iyo Xubno Kale oo ka Shaqeenaya Qabsoomida Cayaarta Finalka ee Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya taasi oo dhex-mari doonta Kooxaha MMC iyo Horseed.
Madaxda ayaa isku raacday...
Dagaal u dhexeeyo Soomaalida iyo Canfarta oo ka bilowday magaalada Garba Ciise
Wararka ka imanaya degmada Garba Ciise ee waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta markale uu halkaas ka soconayo dagaal qaraar oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta.
Soomaalidu waxa ay sheeganayaan inay dagaalkan ku gacan sarreeyaan oo qeyb ka mid ah magaalada ay haatan gacantooda ku jirto, hasayeeshee weli wax war ah kama hayno dhinaca Canfarta, sidoo kalana ma jirto cid...
Aqriso: Horumarada laga sameeyay howlaha doorashooyinka
Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
May 27 2021: Waxaa la saxiixay heshiiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee arrimaha doorashooyinka.
May 30 2021: Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddi u magacaabay xaqiijinta xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee cabashada laga keenay.
May 31 2021: Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu qaabilay xubno ka socda Midowga Musharaxiinta oo ay ku jiraan...
Madaxweyne Siciid Deni oo la kulmay wafdi ka soda QM
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland caawa Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo Wafdi ka socda Safaarada Finland ee Soomaaliya.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Xubno ka mid ah goleyaasha dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyo.
QM ayaa marwalbo dadaal xoogan ku bixiso caawinta...
Axmed Madoobe oo kulan la qaatay guddiyada doorashooyinka
Madaxweynaha Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland, isagoo ka dhagaystay duruufaha iyo marxaladaha shaqo ee ay ku jiraan iyo sida ay ilaa hada shaqadu u socoto.
Madaxweynaha ayaa sheegay in rajo wanaagsan uu ka qabo in shaqada Guddiga ay u dhacdo...
Ramla Ali Outclassed By Maria Claudia Nechita, Eliminated From Tokyo Olympics
Ramla Ali made history by the time she stepped through the ropes to compete in the Tokyo Olympics.
Once the bell rang, however, the afternoon belonged to her opponent as Ali was eliminated from competition by Romania's Maria Claudia Nechita. All five judged awarded the bout to Nechita, who never stopped pressing the action in their Round of 16 featherweight...
La-taliyaha madaxweyne Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Kismaayo
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha doorashooyinka, Cali Cabdi Raage ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.
Siyaasigan oo ay si weyn isku hayaan Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka Kismaayo ku soo dhaweeyey waxgaradka deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Cabdi Cali Raage ayaa Kismaayo u tegay arrimo la xiriira doorashooyinka Soomaaliya, maadaama uu ka mid...
Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer ku tegay wadada Daalo
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray wadada Daalo oo kamid ah wadooyinka uu saameeyay roobabkii maalmihii lasoo dhaafay ka da’ay Magaalada Muqdisho.
Kormeerkan waxaa duqa Magaalada Muqdisho ku Wehlinaaye Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo taliyaha ciidanka ilaalinta wadooyinka ee Boliiska.
Sidoo kale...













