Kenya oo Dib u Furtay Xuduudka Dhulka ee Soomaaliya si loo Fududeeyo Ganacsiga Qaadka
Nairobi —Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furtay xuduudda dhulka ee ay la wadaagto Soomaaliya si loo fududeeyo dhoofinta qaadka, ka dib sannado ay saarnaayeen xayiraado dhinaca socodka ah. Go’aankan ayaa yimid ka dib markii ay dowladda ka codsadeen ganacsatada iyo beeraleyda dalkaasi, in xadka Soomaaliya u furto Qaadka Miirowga.
Sida ay baahiyeen warbaahinta maxaliga ah ee dalka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Doha ee Dalka Qatar
Doha — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha, caasimadda dalka Qatar, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay.
Inta uu ku sugan yahay dalka Qatar, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo miro-dhal ah la yeesho mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Qatar, kuwaas oo diiradda lagu saari doono xoojinta iskaashiga...
NISA oo Howlgal Bartilmaameed ah ku Burburisay Xarumihii Muhiimka ahaa ee Al-Shabaab ee Jubbada Dhexe
Bu’aale, Soomaaliya — War-saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in ciidanku, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay fuliyeen howlgal bartilmaameed ah oo ka dhacay deegaanka Arabow, oo hoostaga magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe.
Howlgalkan ayaa lagu burburiyay xarumihii ugu waaweynaa ee Al-Shabaab ay ka abaabuli jireen falalka argagixiso, kuwaas oo door muhiim ah...
Guriga “Mahadsanid Madaxweyne” oo Lagu Maamuusay Madaxweynihii 9-aad ee JFS oo Xarigga Laga Jaray
Marka, Soomaaliya — Hoggaamiyeyaasha bulshada iyo mas’uuliyiinta deegaanka Ceeljaalle ee magaalada Marka, gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta xarigga ka jaray Guriga “Mahadsanid Madaxweyne”, oo ay shacabka Soomaaliyeed ku maamuuseen Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Gurigan ayaa lagu hirgeliyey olole qaran oo ay maalgelinayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibadda dalka, waxaana laga dhisay...
Somalia, Egypt hold talks in Cairo, reaffirm strategic ties
CAIRO – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdulsalam Ali, held formal consultations in Cairo with Egypt’s Foreign Minister Badr Abdelatty, highlighting the depth of the strategic relationship between the two countries, officials said.
The talks focused on strengthening bilateral cooperation and coordinating positions on regional issues, underlining what both sides described as long-standing and close ties between...
Jubaland leader praises US AFRICOM special forces for security cooperation
KISMAYO, Somalia – Jubaland President Ahmed Mohamed Islam met with United States Africa Command (AFRICOM) special operations officers deployed in the Jubaland region, praising their role in strengthening security and combating the Al-Shabaab militant group, his office said.
During the meeting, President Islam thanked the officers for their cooperation in security matters, particularly the training provided to local forces, joint...
Somalia intelligence, partners destroy key Al-Shabaab facilities in central region
MOGADISHU – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), with support from international partners, has carried out a targeted operation that destroyed major Al-Shabaab facilities in the Arabow area near the town of Bu’aale in the Middle Juba region, authorities said.
In a statement, NISA said the operation dismantled several of the militant group’s most important sites used to plan...
Madaxweynaha Jubaland oo Kulan Dhiirrigelin ah la Qaatay Sarakiisha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM
Kismaayo, Soomaaliya — Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan dhiirrigelin ah la qaatay sarakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah Howlgalka AFRICOM ee Dowladda Maraykanka, kuwaas oo ka howlgala deegaannada Jubaland.
Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay sarakiisha iskaashiga dhinaca amniga, gaar ahaan tababarrada ay siiyaan ciidamada, wada-shaqeynta howlgallada la dagaallanka Khawaariijta, iyo doorkii muhiimka ahaa ee ay...
Somali Council of Ministers Discusses Drought Crisis, Issues National Appeal
Mogadishu, Somalia — The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia held a meeting to discuss the worsening drought affecting large parts of the country and issued a national appeal to the Somali people and the international community.
The meeting, chaired by the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, heard a detailed...
NISA Kills Senior Al-Shabaab Finance Commander in Targeted Lower Shabelle Operation
Mogadishu, Somalia — The National Intelligence and Security Agency (NISA) has announced the killing of a senior Al-Shabaab commander responsible for finance operations in the Banadir region.
In a press statement, NISA said the targeted operation was carried out on January 27 in the Daniga Baaloow area of Lower Shabelle region, where Ahmed Dhubad Xidig—also known by the alias Sheikh...











