Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Army Launches Operations Against Al-Shabaab in Hiraan Region

BELEDWEYNE, Somalia – The Somali National Army (SNA) has carried out planned security operations in eastern parts of the Hiraan region, driving out Al-Shabaab militants as part of ongoing efforts to restore stability, the military said.   In a statement, the army said the operations were aimed at clearing areas where the Islamist group had been hiding and were part of...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Hoggaamiyay Olole Nadaafadeed Xeebta Liido, Turkiga oo Taageero Bixiyay

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo laga fuliyay Xeebta Liido, kaas oo ay ka qayb galeen Danjiraha Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyo dhallinyaro si mutadawacnimo ah uga shaqeeya nadaafadda caasimadda.   Dr. Muungaab ayaa carrabka...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo Lagu Xoojinayo Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Qaahira, Masar - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay la-tashiyo rasmi ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Dr. Badr Abdelatty.   La-tashiyadan ayaa hoosta ka xarriiqay qotodheeraanta iyo adkaanta xiriirka istaraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, iyada oo diiradda...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo La Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin taageerada Dowladda Shiinaha ee madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, xaaladda abaaraha dalka ka jira, iskaashiga dhinaca...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ka Hadlay Xaaladda Abaaraha Dalka, Soona Saaray Baaq Qaran

Muqdisho, Soomaaliya — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda adag ee abaaraha ka jira qaybo badan oo ka mid ah dalka, iyaga oo soo saaray baaq qaran oo ku wajahan bulshada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka.   Kulanka Golaha Wasiirrada oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu dhageystay warbixin...

NISA oo Shaacisay Dilka Horjoogihii Al-Shabaab u Qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir

Muqdisho, Soomaaliya — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa shaaciyay in ay dileen horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kaas oo u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir.   War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ka dhacay deegaanka Daniga Baaloow ee gobolka Shabeellaha Hoose, 27-kii Janaayo, lagu dilay Horjooge Axmed Dhubad...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Ka Fuliyey Bariga Gobolka Hiiraan, Al-Shabaab Lagu Sabaabiyey Degaanno

Hiiraan, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaano ka tirsan bariga Gobolka Hiiraan, kuwaas oo lagaga saaray maleeshiyada Al-shabaab si loo xaqiijiyo amniga guud ee shacabka reer Hiiraan.   War kasoo baxay ciidanka ayaa lagu sheegay in howlgalladan ay qeyb ka yihiin dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka ay ku ciribtirayaan kooxda Al-shabaab, looguna xoreynayo...

UK, Somalia Close Military Communications Training in Mogadishu

Mogadishu — Somalia’s defence ministry and the British embassy on Thursday jointly closed a training programme for officers of the Somali National Army, focused on strengthening military communications during operations, officials said.   The training was officially concluded by the Director General of Defence at the Ministry of Defence, Abdulkadir Abukar Mohamed, alongside the United Kingdom’s ambassador to Somalia, Charles King. Officials...

Somalia Approves Key Maritime Agreements to Boost Seafaring Sector

Mogadishu – Somalia’s Minister of Ports and Marine Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, has welcomed the Cabinet’s approval of a series of key agreements aimed at developing the country’s maritime sector and strengthening protections for Somali seafarers.   In a statement, the minister said the agreements would play a significant role in enhancing international cooperation, improving maritime safety and security, and boosting...

Saraakiil ka tirsan CXD oo loo Soo Xiray Tababar Lagu Horumarinayo Isgaarsiinta Hawlgallada

Muqdisho — Agaasimaha Guud ee Difaaca Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdulqaadir Abuukar Maxamed, iyo Safiirka Dowladda Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King, ayaa maanta si wadajir ah u soo xiray tababar loo qabtay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Tababarka ayaa diiradda saaray horumarinta xirfadaha isgaarsiinta ee hawlgallada ciidanka, iyadoo masuuliyiintu ku boorriyeen saraakiisha ka qaybgalay inay si...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...