Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia postpones long-delayed election

Somalia has postponed elections that were due to start on Sunday after months of delays in the deeply unstable Horn of Africa country, officials told AFP. Indirect parliamentary and presidential polls were due to open on July 25 with four days of voting for the upper house by state delegates. The election cycle was due to end with a presidential...

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub

Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo qaabilsan u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada aqal ee BFS. Tallaabadan oo qeyb ka ah dardar galinta qoondada haweenka, ayaa lagu magacaabay 12 xubnood oo haween ah iyo hal xubin oo rag ah. Golaha wadatashiga qaran ayaa shirkoodii bishii june ee...

Taliyaha ciidanka Booliska oo magacaabis sameeyey

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa isbedel ku sameeyey Afhayeenkii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Taliye Xijaar ayaa afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed U magacaabay Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo ka mid ahaa saraakiisha firfircoon ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Gashaanle C/Fitaax Aadan Xasan ayaa waxa uu bedelayaa Col Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) oo horay u ahaa Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. function...

Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo natiijo la’aan kala soo kulmay Cadale

Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa isaga soo laabtay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe natiijo la'aan, kadib markii ay ku guul dareysteen in ay xalliyaan cabashada ay qabaan dadka deegaanka. Sida ay wararku sheegayaan waxaa fashilmay kulamo ay la qaadanayeen qaar kamid ah dhaqanka deegaanka oo ku adkeestay in kuraas ka dhexeysa Beesha...

Puntland oo xukun ku ridday shabakad ka kooban sagaal nin

Maxkamadda darejada kowaad ee magaalada Garoowe, ayaa xukuntay shabakad ka kooban 9 nin oo lagu helay in ay khamriga soo gelin jireen gudaha Puntland. Raggan ayaa Booliiska Gobolka Nugaal ku soo qabtay hawlgal ay ka sameeyeen tuulada Magacley, oo ka tirsan degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal. Sagaalkaas nin ayaa lagu xukumay min lix sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo...

Aqriso: Habraaca xallinta khilaafaadka doorashada Aqalka Sare

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Habraaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada dadban 2020/2021 ee heer Federal, gaar ahaan Habraaca lagu dhisay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee soo baxey 1-da Oktoobar 2020, kaasoo awood sharci ah u siinaya Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban eegista iyo go’aaminta muranada lagu diido go’aanada ay gaareen Guddiyada...

US Lends More Airpower to Somalia’s Fight vs. al-Shabab

The United States is again targeting fighters with the al-Qaida-affiliated al-Shabab terror group in Somalia, launching its second airstrike in the past four days following a nearly six-month hiatus that began when President Joe Biden took office. The strike, by U.S. Africa Command (AFRICOM), appears to be part of an effort to lend U.S. airpower to what has been described as...

Somali Regional President, UN Humanitarian Coordinator discuss issues of drought preparedness

Deputy Chairman of the Somali Democratic Party, and Somali Regional State President, Mustafa Omer and the UN Resident Coordinator and UN Humanitarian Coordinator to Ethiopia Dr. Catherine Sozi discuss issues related to drought preparedness and related activities in the region. The two also explored durable solutions to internally displaced people in Somali Region. The regional president and the UN Humanitarian Coordinator...

AMISOM Police Commissioner briefs Formed Police personnel on roles in upcoming elections

The Police Commissioner of the African Union Mission in Somalia, AMISOM, Assistant Inspector General of Police (AIGP) Augustine Magnus Kailie, has visited the Formed Police Unit personnel to assess their readiness to secure the upcoming parliamentary and presidential elections. On a visit to the Jazeera II camp in Mogadishu on Friday, AIGP Kailie also assessed the needs of the Formed...

AMISO oo u diyaar garowday amniga doorashooyinka dalka

Saraakiil ka tirsan ciidammada Booliska Nabad illaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta booqday xarunta loo asteeyay in lagu qabto doorashada labada aqal ee Baarlamaanka Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya, si ay u qiimeyn iyo indho-indheyn ugu sameeyaan. Saraakiisha ayaa warbixinno ka dhagaystay Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka ee heer Dowlad Goboleedka Jubbaland Dr Siyaad Maxamed Mursal iyo Guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka...

WARAR KALE

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...

Somali Defence Minister Hails Djibouti’s Role in Peace Efforts at Independence Anniversary

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Saturday praised Djibouti's contribution to peace and stability in Somalia as he joined...